Ciidamada mujaahidiintu waxay markale saacadihii lasoo dhaafay weerar culus oo kamiin (jidgal ah) la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Laanta-buure ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo maleeshiyada Riddada lagu gaarsiiyay khasaare kala duwan.
Weerarka dhabbagalka ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay goobta uu weerarku ka dhacay lagu dilay ugu yaraan laba askari oo murtadiin ah, halka sidoo kalena lagu dhaawacay 8 kale oo murtadiin ah.
Weerarkan kammiinka ah ee ka dhacay duleedka deegaanka Laanta-buure ayaa kusoo beegmaya xilli saacadihii ina dhaafay sidan oo kale mujaahidiintu weerar dhabbagal ah ugu beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo marayay isla nawaaxiga Laanta-buure, halkaas oo maleeshiyada Riddada looga dilay ilaa saddex askari, halka ilaa 7 askari oo kalena looga dhaawacay.