Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 15 Qof Oo Ku Shahiiday Duqayn Yahuuddu Ku Beegsatay Madaaris Lagu Barakacay.
  • Allposts
  • Warar

15 Qof Oo Ku Shahiiday Duqayn Yahuuddu Ku Beegsatay Madaaris Lagu Barakacay.

August 8, 2024

Ciidamada gumeystaha Yahuudda ayaa tobaneeyo qof oo Falastiiniyiin ah maanta ku dilay duqayn culus oo dhanka cirka ah oo ay ka gaysteen madaaris kuyaal magaalada Gaza.

Duqaynta oo ahayd mid xooggan ayaa beegsatay laba madaraso oo ay deggan yihiin dad barakacayaal ah oo kuyaal bariga marinka Gaza, waxayna duqayntan daba socotaa duqaymo laayaan ah oo Yahuuddu ku beegnayso barakacayaasha rayidka ah.

Ragga sida firfircoon usoo tabiya dhacdooyinka Gaza, ayaa soo sheegay in duqeymaha Yahuuddu ka gaysteen madaarista kala ah Al-Zahraa iyo Cabdil-fataax Xamuud ee xaafadda Al-Daraj ay sababtay dhimashada 15 ruux iyo dhaawaca 30 kale,dad kale o duqaynta ku waxyeellobay ayaa nolol iyo geeri lagu la’yahay.

Kooxaha difaaca madaniga ah ee ka howlgala Marinka Gaza waxay shaaciyeenin ay u suurtagashay soo saarista meydadka 12 shahiid ka dib markii Yahuuddu duqayn ku beegsatay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-02-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-02-1446-Hijri.

Related Stories

Shacabka Deegaanka Buurane Oo Ka Cabanaya Dilal Ay Gaysanayaan Ciidanka Burundi.
  • Allposts
  • Warar

Shacabka Deegaanka Buurane Oo Ka Cabanaya Dilal Ay Gaysanayaan Ciidanka Burundi.

June 19, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-12-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-12-1446 Hijri.

June 19, 2025
Iiraan Iyo Yahuudda Oo Duqaymo Is-dhaafsaday Xilli Colaaddu Toddobaad Jirsatay.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Iyo Yahuudda Oo Duqaymo Is-dhaafsaday Xilli Colaaddu Toddobaad Jirsatay.

June 19, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 18 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 18 aad)

June 16, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)

June 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)

June 9, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)

June 4, 2025

Sawirro

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.

June 3, 2025
Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.

June 3, 2025
Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.

May 26, 2025
61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada