Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weeraro isugu jira qarax iyo kamiin oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka kala fuliyeen duleedyada magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo.
Dhanka Kismaayo waxey ciidamada Mujaahidiintu kamiin u dhigeen maleeshiyaat murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada Yaaq-raar iyo cabdalle biroole.
Kamiinkaas waxaa lagu dilay afar askari oo murtadiin ah waxaana lagu dhaawacay shan askari oo isla ridada ah, Waxey mujaahidiintu soo ganiimeysteen qori PKM ah iyo Labo qori oo AK47 ah.
Dhanka duleedka magaalada Muqdisho waxey ciidamada Mujaahidiintu qarax la beegsadeen kolanyo murtadiin baangaraaf ah oo ka baxday muqdisho kuna sii jeeday saldhiga bilidoogle.
Halka loo yaqaano isbaaro shabeelle ayuu qaraxa ka dhacay waxaana lagu gubay gaari cabdi bile ah waxaana ku dhintay 5 askari murtadiin ah Lix kale wey ku dhaawacmeen.
Calamada.com