Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 2017 Wuxuu Ahaa Sanadkii Ugu Khasaaraha Badnaa Marayknaka. (Akhris+Dhagayso)
  • Allposts
  • Warar

2017 Wuxuu Ahaa Sanadkii Ugu Khasaaraha Badnaa Marayknaka. (Akhris+Dhagayso)

December 23, 2017

Wargeyska The Atlantic ee kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa qoray warbixin cusub oo uu kaga sheekeynayo dhaqaalaha Maraykanka uu ku waayay musiibooyinkii Rabaaniga ee sanadkan dhamaadka ah ku dhuftay dalka Maraykanka.

Wargeyska oo soo xiganaya Aqoonyahanno ku takhasusey arimaha dhaqaalaha ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Maraykanka ay kamid tahay dowladaha waxyeellada ugu badan uu sanadkan 2017 kasoo gaaray waxa loogu yeero isbedelka cimilada ee saameeyey caalamka.

Wuxuu wargeysku intaas ku darayaa in dowladda Maraykanka ay musiibooyinkaas ku bixisay hanti dhowr ku jibaaran kuwii kaga baxay musiibooyinkii sanado hore iyo waayadii hore ku dhuftay Maraykanka.

Qaar kamid ah musiibooyinka ku dhuftay Maraykanka sanadkan miilaadiga ah ee dhamaadka ah ayuu wargeysku soo bandhigay waxaana musiibooyinkaas kamid ah daadadkii ku dhuftay gobollada Texas iyo Florida, dabeylihii burburiyay gobollada Verginia iyo Puerto Reco, iyo dabkii gobollada Montana iyo Oregon u bedelay bacaad lama degaan ah.

Musiibooyinkan waxay keeneen in magaalooyin badan ay gebi ahaanba baaba’aan una ekaadaan meel  bahal galeyn ah, waxaana hantidadan baaba’day ka daran dib u dhiska magaalooyinkaas oo Maraykanka uga baxay aduun lacageed oo farabadan.

Wargeyska Atlantic wuxuu sheegayaa in marka laga soo tago khasaaraha maaliyadeed ee musiibooyinkaas ay geysteen uu jiro khasaare nafeed, sida ka dhacdayba magaalada SanFaransicko iyo kuwa kale.

Hay’ad maxalli ah oo fadhigeedu yahay Maraykanka ayaa si faafaahsan uga sheekeysay khasaaraha kala duwan ee musiibooyinkan rabaaniga ah ee uu Alle ku salladay Maraykanka gaar ahaan dabeylaha oo keliya uu ku reebay dowladda Marayknaka, waxayna sheegtay in marka laga hadlo hantida caadiga ee kaashka ah ee ku khasaaray dabeylaha ay gaareyso 40 Bilyan oo dollar, hantida maguurtada ah ee burburteyna waxay ku fadhisaa aduun lacageed oo gaareysa 55 bilyan oo dollar.

Waxaa xusid mudan in musiibooyinka kale sida duufaannada iyo dabka kacay ay iyaguna sababeen khasaare intaas la eg ama kabadan, sida wargeysku sheegayo.

Duufaannadii loogu magacdaray Iirma iyo Hervy ayuu sheegayaa wargeysku ineysan geysan khasaarihii la filayay, balse waxay dowladda ku qasbantahay iney dhisto dhamaan  guryihii ku burburay duufannadaas, waxaana hadda Maraykanka qaali ka ah kirada guryaha sida uu sheegayo wargeysku.

Gobollada Florida iyo Texas oo keliya wuxuu gaarayaa khasaaraha ka dhashey musiibooyinka aduun lacageed oo dhan 131 bilyan oo dollar.

Dabka ka kacay gobollka Clofornia ayaa sababay khasaaraha hanti gaareysa 9.4 bilyan, waxaana si xun ugu dhintay 41 ruux, wuxuuna dabkaas ahaa kii ugu xumaa uguna burbur badnaa inta la xusuusto taariikhda gobolka Clifornia.

Arinta ugu adag ee hadda hortaagan Maraykanka, dhaqaale badana ku baxaya waxay tahay sidii loo dhisi lahaa wixii burburay, oo ay ku jiraan buundooyin waaweyn oo aysan sahlaneyn in si deg deg ah loo dhiso.

Waxaa sidoo kale dowladda Maraykanka maareyn ka raba qoysaska ku hanti beelay musiibooyinkan, kuwaas oo ciida kabadan, waxayna arimahan oo idil imaanayaan iyadoo dhaqaale la’aan baahsan ay ka jirto wadamada Yurub iyo Maraykanka, waxaana shacabka Maraykanka u dheer in taladooda uu hayo hogaamiye waalan oo khamriga istaag ka caba.

Halkan ka dhagayso Warbixn_Khasaaraha_Marayknka_iyo_Musiibooyinka sanadka 2017

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dad Shacab Ah Iyo Askarta Kenya Oo Ku Dagaalamay Degmada Beledxaawo.
Next: Qarax Gaari Gaashaaman Lagu Gubay Oo Muqdisho Ka Dhacay.

Related Stories

Inka Badan 40 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 40 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Kenya.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri

March 11, 2026
Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada