Ciidamada kuffaarta Yugaandha ee qaybta ka ah isbahaysiga saliibiyiinta Afrikaanta ee duullaanka ku jooga Somalia, ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerar madaafiic ah oo ciidamada mujaahidiintu maanta ku garaaceen xero kuffaartu ka sameysatay deegaanka Mubaarak ee wilaayada Sh/dhexe.
Weerarka madaafiicda, ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxayna madaafiicdu ku dhaceen gudaha xerada kuffaarta, inta la xaqiijiyay waxaa weerarka lagu dilay ugu yaraan toddobo (7) askari oo Kufaarta Yugaandha ah, halka ay dhaawacmeen 14 askari oo kale.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xero ciidan oo saliibiyiinta Uganda kaga suganyihiin degmada Qoryooley, sidaas oo kale waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Yugaandha ee deegaanka Buufoow ee hoostaga degmada Jannaale ee isla Sh/hoose.
Dhanka Gaarissa, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada Kuffaarta Kenya ku leeyihiin deegaan lagu magacaabo Daayo oo hoostaga degmada Faafi ee ka tirsan gobolka Gaarissa ee ku hoosjira gumaysiga Kuffaarta Kenya.
Dagaalka ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana xusid mudan in inta dagaalku socday uu dab xoogan qabsaday teendho saliibiyiinta ugu tiillay xerada, khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo ciidanka saliibiyiinta ah ee Kenya lagu gaarsiiyay dagaalkaas ayaana jira.