Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal culus oo qarax ah ka fuliyeen duleedka deegaanka Xawaadley ee wilaayada Sh/dhexe, kaasoo lala eegtay gaari ay la socdeen maleeshiyo ka tirsan Riddada, waxaana ku dhintay qaraxaasi 2 askari, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale.
Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiinta weerar culus oo toos ah ku qaadeen xeryaha maleyshiyaadka murtadiinta iyo ciidamada kuffaarta Burundi ay ku leeyihiin degmada Mahadaay, waxaana jira khasaare soo gaaray Riddada.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiintu waxay saaka dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Yugaandha ku leeyihiin deegaanka Golweyn ee hoostaga degmada Buulo Mareer, waxaana weerarkaas lagu dilay hal askari oo kuffaarta ka tirsanaa, halka mid kalena lagu dhaawacay.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qarax ah ka fuliyeen gudaga magaalada Baydhaba, kaasi oo lala eegtay askar murtadiin ah, waxaana jira khasaare soo gaaray murtadiinta.
Dhanka Gedo, ciidamada mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar ku mireen xerada ciidanka Kuffaarta xabashida Itoobiya ku leeyihiin Airport-ka degmada Baardheere, waxay sidoo kale mujaahidiintu weerareen xerada maleeshiyada murtadiinta ee Baraxow ee isla Baardheere.