Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 635 kamid ah Odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Al Shabaab Isku Dhiibay Iyo Waqtiga Fursadda Oo La Kordhiyay [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

635 kamid ah Odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Al Shabaab Isku Dhiibay Iyo Waqtiga Fursadda Oo La Kordhiyay [Warbixin].

September 1, 2019

Maamulada wilaayaataka Islaamiga ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa dhowrkii todobaad ee lasoo dhaafay si isdabajoog ah u qaabilayay Ergooyin towbadkeenayaal ah oo ka mid ahaa xubnihii soo xulay xildhibaanada golaha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka.

Ergooyinkan oo ka jawaabayay baaq towbadkeen ah oo muddo 45 cisho ah ay u dirtay Xarakada Al Shabaab dhammaan xubnaha soo xulay xildhibaanada ayaa muddooyinkan si xowli ah ugusoo qulqulayay Wilaayaatka Islaamiga ah si ay uga faa’ideystaan fursadda tawbadkeenka ah si ay u helaan amni dhan walba ah.

Sida ay o xaqiijiyeen Masuuliyiinta Xarakada Al Shabaab waxaa illaa iyo hadda wilaayaatka islaamiga soo gaaray 635 xubnood oo ka mid ahaa ergooyinka soo xulay xildhibaanad kuwaas oo 159 ka mid ah lasoo bandhigay todobaadkii lasoo dhaafay ka dib markii xaflado ballaaran loogu qabtay degmooyinka Buq Aqable iyo Buula-Fulaay ee Wilaayaatka Hiiraan iyo Baay iyo Bakool.

Mas’uuliyiintan ayaa sidoo kale Idaacada Islaamiga ah ee Andalus u sheegay in tiro kabadan 263 xubnood oo kamid ahaa ergooyinkaas ay hadda ku suganyihiin wilaayaatka Islaamiga ah iyagoo tawbadkeenayaal ah.

Waxaa sidoo kale diiwaanka ku jira ugu yaraan 213 ruux oo kale kuwaas oo aanan illaa hadda soo gaarin deegaannada wilaayaatka Islaamiga balse loo qabtay ballantii ay ku imaan lahaayeen si ay tawbadooda ku iclaamsadaan.

Cadadkan ayaa tirada guud ee ergooyinka isasoo dhiibay 45tii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhigeysa 635 xubnood waxaana la filayaa in ay sii kordhaan maadama ay ergooyinku isaga kala imaanayaan dal iyo dibad islamarkaana ay doonayaan in ay ka faa’ideystaan fursaddan.

Mudadii loo qabtay Ergooyinka oo ahayd 45 cisho ayaa ku ekeyd shalay oo Axad aheyd , taariikhduna ku beegneed (01/1/1441 balse Xarakada Al-Shabaab ayaa go’aamisay in muddo 10 cisho oo dheeraad ah loogu daro ergooyinka doonaya in ay ka faa’ideystaan baaqaasi waxaana ay arintaas timid ka dib codsiyo ka yimid qaar ka mid ah bulshada sida waxgaradka iyo hogaamiyeyaasha qabaa’ilka.

Hoggaanka sare ee XSHM ayaa mar kale ugu baaqay xubnaha soo xulay xildhibaanada inay ka faa’ideystaan fursadan 10 ka cisho ah soona gaaraan deegaanada wilaayaatka Islaamiga si ay naftooda ugala badbaadaan ciqaabta aduun iyo cadaabta aakhiro labadaba.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dilal Iyo Qarax Ka Kala Dhacay Wilaayaatka Banaadir Iyo Sh/dhexe.
Next: Dhageyso Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxman Iyo Taariikhda Hijriyada Islaamka.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada