Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen afaafka hore ee degmada Waajid ee wilaayada Bakool, halkaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen 7 askari oo saliibiyiin Itoobiyaan ah.
Weerarka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, wuxuuna haleelay gaari Uuraal ah oo ay la socdeen ciidamada kuffaarta xabashida Itoobiya, gaariga qaraxa uu haleelay ayaa goobta ku burburay oo gubtay, halka ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaar ka mid ah askartii saarnayd.
Inta la xaqiijiyay howlgalkan qaraxa ee ka dhacay degmada Waajid ee Bakool ee saliibiyiinta xabashida Itoobiya lala eegtay ayaa waxaa ku dhintay 3 askari oo Itoobiyaan ah, halka ay ku dhaawacmeen 4 askari oo kale.