Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 8 Jawaasiis Ah Oo Galabta Lagu Dilay Kuunya Barrow.
  • Allposts
  • Warar

8 Jawaasiis Ah Oo Galabta Lagu Dilay Kuunya Barrow.

June 30, 2021

Maxkamadda wilaayada islaamiga ee Sh/hoose waxay galabta fagaare kuyaal magaalada Kuunya Barrow xukun xaddu Riddo ah kula fulisay koox jawaasiis ah oo lagu helay inay basaas u ahaayeen sirdoonnada Maraykanka iyo kan muratdiinta.

Cadadka jawaasiista galabta lagu laayay Kuunya Barrow waa 8 xubnood oo 7 ka mida ay basaas u ahaayeen sirdoonka Maraykanka ee CIA_da halka midka kalena uu basaas u ahaa PS-ta Dowladda Federaalka Ridada.

Xubnahan jawaasiista ah waxay mas’uul ka ahaayeen duqaymo dhowr ah iyo inzaal ka dhacay Kuunya Barrow, iyadoona xubnahan ay gacanta kusoo dhigeen ciidanka Mujaahidiinta ee sida gaarka ah u tabobaran.

Qaadiga maxkamadda islaamiga ah ayaa fagaaraha oo ay soo buux dhaafiyeen boqollaal dadwayne ah ka akhriyay magacyada iyo hayadaha ay u basaasayeen shabakadan cusub.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha jawaasiista ah ee galabta lagu dilay Kuunya Barrow.

1_ Calas Cali Cabdulle oo da’diisu ahayd (51-jir) lagu helay in uu basaas u ahaa sirdoonka Maraykanka ee CIA_da.

2_ Cabdiwaaxid C/llaahi Diiriye (Carrabeey) da’iisu ahayd (25-jir) u shaqaynayay PS-ta dowladda Ridada.

3_ Cabdulqaadir Maxamed Abbow (Bambiiste) (33-jir) la howlgalayay sirdoonka Maraykanka ee CIA_da.

4_ Abuu Cabdinuur Fanaay (Weershe) (35-jir) basaas u ahaa sirdoonka Maraykanka ee CIA_da sidoo kalena ahaa Saaxir.

5_ Cumar Cabdiraxmaan (Cumar Dooyow) oo da’diisu ahayd (36-jir) lagu helay in uu basaas u ahaa sirdoonka Maraykanka Ee CIA.

6_ Xassan Cabdulaaqdir Cumar (Beeriyow) (37-jir) la howlgalayay mukhaabaraadka Maraykanka ee CIA.

7_ Abuukar Cabdi Cumar (Baseey) oo da’iisuna ahayd (31-jir) la shaqaynayay hayadda sirdoonka Maraykanka.

8_ Jeylaani Mayow (Sheekhunaa) oo da’iisu ahayd (41-jir) lagu helay in uu wada shaqayn dhow la lahaa CIA_da Maraykanka.

Halkan Ka Dhagayso Codka Qaadiga Maxkamadda.

Maxkamadaha islaamiga ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay 4 maalin gudohood fuliyeen xukunno kala duwan oo Riddo dil toogasho ah, kuwaas oo lagu fuliyay shabakad ka koobanayd 24 xubnood oo jawaasiis ah, kuwaas oo basaas u ahaa sirdoonnada Maraykanka, Ingiriiska, iyo kooxda Ridada Somalia.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Dardaaranka Halyeygii Camaliyadda Istish-haadiya Ku Daahfuray Weerarkii Wisil.
Next: Donald Rumsfeld Wasiirkii hore ee dagaalka dalka Maraykanka Oo Geeriyooday.(Taariikh Madow)

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.

March 6, 2026
Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle Kala Saaray Xaqqa Iyo Baadilka [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle Kala Saaray Xaqqa Iyo Baadilka [Warbixin].

March 6, 2026
Halkan Ka Dhagayso Xalqada Saddexaad Barnaamijka Ramadaanka Iyo Jihaadka.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Xalqada Saddexaad Barnaamijka Ramadaanka Iyo Jihaadka.

March 6, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada