Siyaasiga Jowhar Max’med oo ka dhashay qowmiyadda Oromada ayaa soo bandhigay shirqoolka uu Abiy Axmed u maleegayo shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.
Khudbad uu ka jeediyay wadanka Mareykanka ayuu kusoo bandhigay shirqoolka iyo cadawaadda Itoobiya usoo waddo soomaalida, wuxuu sheegay in Itoobiya ay xagal daacin siyaasadeed iyo mid dhaqaale ku hayso Soomaalida.
Jowhar ayaa si dhab ka hadal ah usheegay in Itoobiya ay ka go’antahay in Soomaaliya aysan yeelan maamul loo dhanyahay taas bedelkeedna ay kala qeybinayso Soomaalida si ay danaheeda ugaarto.
Halkan Hoose Ka Daawo