Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha maleeshiyaadka murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaal xooggan oo maalin ka hor ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen Bar-control oo maleeshiyaadka Riddada ay dhigteen xaafadda Sifaynta Batroolka ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Weerarkan qorsheysan waxay Allaah fadligiis ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku dileen hal askari oo murtad ah, halka sidoo kalena lagu dhaawacay 7 askari oo kale oo murtadiin ah.
Saacadihii lasoo dhaafay ayay ahayd markii howlgal culus oo qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba oo lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa goob isbaaro khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay Riddada.