Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Hogaanka Sare Ee Shabaabul Mujaahidiin Oo Muslimiinta Caalamka Ugu Tahniyadeyay Ciidul Adxaa.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Hogaanka Sare Ee Shabaabul Mujaahidiin Oo Muslimiinta Caalamka Ugu Tahniyadeyay Ciidul Adxaa.

August 23, 2018

Mu’asasada Alkataa’ib ayaa faafisay Bayaan kasoo baxay Hoggaanka Xarakada Al Shabaab oo ku saabsan Munaasabadda Ciidul Adxaa.

بسم الله الرحمن الرحيم

Bayaan kasoo baxay hogaanka guud oo ku aadan hambalyada Muslimiinta ee ciida barakaysan ee Al-Adxaa sanadka 1439 Hijriya.

Allaah Ayaan u mahadcelinaynaa mar hore iyo mar dambe intaba, waxaan uga mahadcelinaynaa nicmooyinkiisa faraha badan ee uu noogu deeqay, waxaan ugu mahadcelinaynaa mahad u qalanta weyniga boqortooyadiisa in uu naga dhigay adoomadiisa uuna nagu karaamaystay nicmada Islaamka, nicmada Qur’aanka iyo nicmada Jihaadka. Allah wuxuu ku mahadsanyahay inuu nasakhay ciidihii jaahiliyada, uuna noo asteeyay –haddii aan nahay Muslimiinta- ciidaha Fitriga iyo Adxaa. Mahad iyo shukri oo dhana isaga ayay u sugnaadeen.

Mahadaas kadib, waxaan ummadeena Muslimka ah iyo hormuudkeeda Mujaahidiinta ah ugu hambalyaynaynaa ciida barakaysan ee Al-Adxaa, waxaanan ku leenahay, adinka iyo anagaba Allaha naga aqbalo camalka wanaagsan, waa maalin wayn oo uu Allaah kaga gaar yeelay maalmaha kale, waa maalin ay ku dhexjiraan shacaa’irtii Allaah, dadkuna ay udxiyada gowracanayaan, Muslimiintuna ay Allaah ugu dhawaanayaan xajka weyn, waa maalinkii gawraca, dadkuna ay Allaah ku weyneynayaan inuu waafajiyay wanaagaas, Muslimiintuna ay bishaaraysanayaan.

قال تعالي” والبدن ……………”


Hadaba sida maalinkaan iyo kuwa ku xiga ay u yihiin maalmo cunitaan, cabitaan iyo xuska Allaah, ayayna sidoo kale u yihiin maalmo Jihaad iyo ishtish-haad.

Allaahna wuu isku xiray labadaas cibaado, markii uu kitaabkiisa kariimka ah ku yiri

“لن ينال الله لحومها…………..”

cibaadaatka, muqadasaatka iyo shacaa’irta diintu waxay u baahan yihiin difaac iyo dhowritaan, si ay Muslimiintu awood ugu yeeshaan cibaadada Allaah, iyagoona aanan arintaas kaga cabsanaynin canaanta kuwa wax canaanta iyo dulmiga kuwa thaalimiinta ah.

Hadii aysan seefta iyo cududu jiri lahayd waa ay dayacmi lahaayeen cibaadaatku, karaamadana waa lagu tuman lahaa, dadkana waa laga hor-istaagi lahaa wadada Allaah, sida maanta ka taagan dhulka xaramaynka, halkaas oo ay Reer Aala Sucuud xoog ku fara-marooqsadeen xuquuqdii adoomadu u lahaayeen Xajka, ayna isku kaliyeeleen Xaramkii Illaaheey ee uu Allaah dadka ka dhigay kuwo u siman, kooda makka degan iyo kan banaankeeda ka yimid inta.

 

قال تعالى ” ان الذين كفروا ويصدون….”

وقال تعالى ” وما لهم ان لا يعذبهم الله…”

Waxaan u dardaarmaynaa Muslimiinta in ay maalinkaan barakaysan ku dadaalaan oo ay badiyaan tasbiixda, taxmiiidda, tahliisha iyo takbiirta. Sidoo kale waxaan kula dardaarmaynaa inay quudiyaan masaakiinta, salaantana faafiyaan, ayna booqdaan dadka xanuunsan, kuwa dhaawaca ah iyo maxaabiista. Waxaan sidoo kale kula dardaarmeynaa In ay kafaala qaadaan agoonta, haweenka araamisha ah iyo qoysaska shuhadada. Waxaan sidoo kale ku boorinaynaa in ay la yimaadaan hijro, Jihaad iyo diyaar-garoow, ilaa inta Muslimiinta ay ka xoroobayaan dulmiga dawaaqiida iyo gumaysiga gaalada, ayan Allahooda ka caabudayaan iyagoo aaminiin ah oo qaalbtoodu degantahay.

Cibaadada ugu fadliga badan maalmahan iyo maalmaha kalena waa Jihaadka lagu dagaalamo Jidka Allaah iyo Xajka, sababtuna waa dulqaadka badan ee ay u baahan yihiin, hadey tahay dadaalka lagu bixinayo, hantida ku baxaysa, safarka daraadood loo gelayo iyo halista loo marayo. Sidaas daraadeed ayuu Rasuulka SCW labadooda is barbar dhigay marki la waydiiyay ” Camalkee ayaa ugu fadli badan” Waxaa uu ku jawaabay “Allaah iyo Rasuulkiisa oo la rumeeyo” Waxaa lagu yiri ” maxaa ku xiga”Waxaa uu ku jawaabay “Jihaadka wadada Allaah” Waxaa lagu yiri ” Maxaa kusii xiga” Waxaa uu yiri ” Xaj mabruur ah”. Bukhaari iyo Muslim ayaa xadiithkaas soo saaray.

Rasuulka SCW waxaa kale oo uu yiri ” Camal wanaagsan majiro oo ka fadli badan midka maalmahan la sameeyo, -yacni tobanka hore ee dulxij- waxaa la waydiiyay ” Xitaa Jihaadka maka fadli badan yihiin” Waxaa uu ku jawaabay “Xitaa Jihaadka wey ka fadli badan yihiin, marka laga reebo nin naftiisa iyo maalkiisaba fagaaraha la yimid, kadibna aanan waxba kala soo noqonin” Bukhaari ayaa wariyay.

marka Maanta sida ay u tahay maalin Udhxiyo, ayey sidoo kale u tahay maalin tadxiyo. Waxaan Allah waydiisanaynaa inuu u gargaaro walaaleheena ribaadka kaga jira meel walba oo dunida kamid ah, uuna tamkiin u siiyo diintooda uu raaliga uga noqday.

Waxaan sidoo kale salaam u direynaa halyeeyada tawxiidka ee Imaarada Islaamiga Afghaanistaan ee uu ugu horeeyo Amiirka Mu’miniinta “Mawlawi Haybatullaah” Allaha xifdiyee. Waxaa kaloo u tahniyadeyneynaa walaaleheena Mujaahidiinta saadiqiinta ah ee ribaadka kaga jira Jaziirada Carabta, Maghrib Al-Islaam, Shaam, Ciraaq, Shiishaan, qaarad u ekaha Hindiya, iyo turkistaanta bari. Waxaan u tahniyadeyneynaa Amiirkeena Sheekh Ayman Adwahiri, Sheekh Abu Hurayra, Qaasim Ar-riimi, SheekhAbu Muscab Cabdul waduud iyo dhamaan mujaahidiinta ku kala sugan dunida dacaladeeda, Allaah dhibaato oo dhan haka dhowree, dhamaanteena Allaha naga aqbalo camalka kiisa wanaagsan, hana noogu khatimo shahaada wadadiisa ah.

Halkan ka degso Bayaanka oo Carabi ah PDF

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Guud Ahaan Dadka Muslimiinta Waxaan Leenahay Ciid Mubaarak.
Next: Akhriso Xog Laga Helayo Qaraxa La Doonayay In Lagu Dilo Waziir Ku Xigeenka Gaashaandhiga.

Related Stories

7 Askari Itoobiyaan Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Waajid.
  • Allposts
  • Warar

7 Askari Itoobiyaan Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Waajid.

August 26, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-03-1447-Hijri.

August 26, 2025
Maleeshiyada Liyuu Booliska Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Deegaan Ka Tirsan Dhulka Soomaali-galbeed.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Liyuu Booliska Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Deegaan Ka Tirsan Dhulka Soomaali-galbeed.

August 26, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)

August 24, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada