Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Howlgala Kala Duwan Oo Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya Iyo Dhulka NFD.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Howlgala Kala Duwan Oo Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya Iyo Dhulka NFD.

March 20, 2022

Akhirstayaal waxaa idiin soo gudbineynaa weeraradii ugu dambeeyay ee ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka fuliyeen gobalo dhaca koonfurta dalka Soomaaliya iyo dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey duleedka muqdisho labo qarax kula beegsadeen maleeshiyaat murtadiin ah waxeyna qaraxyada sigaar ah uga dhaceen goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada.

Isla Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey shalay xaafada Black-sea ee degmada hodan ee gudaha muqdisho ku dileen askari ka tirsanaa ridada kaasi oo sidoo kale ay ka ganiimeyteen qorigii uu ku hubeysnaa.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Xudur.

Gedo.

Howlgal gaar ah oo xalay Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Gariley ee hoostaga degmada Ceelwaaq waxey ku dhaawaceen Murtad axmed fartaag oo ka mid ah saraakiisha maamulka ridada ee deegaankaas.

Jubbooyinka.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen xero murtadiinta ay kaga suganyihiin agagaarka deegaanka Sigaleer ee duleedka magaalada Kismaayo.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga kufaarta afrikaanta ee degmada Jannaale.

Mandheere.

ciidamada Mujaahidiintu waxey saacadihii lasoo dhaafay kamiin u dhigeen askar kenyaati ah oo ku socdaaleysay inta udhaxeysa deegaanka Baambi iyo Jabbi oo hoostagta degmada Lafey ee gobalka Mandheera,sidoo kale mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen gaari Taw oo ah la socdeen askarta saliibiyiinka ee la kulmay weerarka dhabba galka ah

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dil Ka Dhacay Degmada Hodan Ee Muqdisho.
Next: Weerar Gaari Jiirsiin Ah Oo Lagu Laayey Dad Kirishtan Ah Oo Ka Dhacay Belgium

Related Stories

Mucaaradka, Jubbaland Iyo Puntland Oo Gole Ka Dhan Ah Gurguurte Kaga Dhawaaqay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka, Jubbaland Iyo Puntland Oo Gole Ka Dhan Ah Gurguurte Kaga Dhawaaqay Nairobi.

October 2, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1447-Hijri.

October 2, 2025
Daawo Muuqaalka Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Buurhabaka.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Buurhabaka.

October 2, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada