Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Howlgala Kala Duwan Oo Shabaabul Mujaahidiin Ka Kal Fuliyeen Dhulka NFD Iyo Koonfurta Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Howlgala Kala Duwan Oo Shabaabul Mujaahidiin Ka Kal Fuliyeen Dhulka NFD Iyo Koonfurta Soomaaliya.

April 15, 2022

Dagaallo toos ah,Qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo lala beegsaday shisheeyaha iyo maleeshiyaatka federaalka ayey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka kala fuliyeen koonfurta dalka Soomaaliya iyo dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiinto howlgal qorsheysan oo maanta ay ka fuliyeen gudaha degmada dharkenley ee magaalada Muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsanaa ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray maxamed malak madoobe

Isla Banaadir waxey Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen fariirinka ridada ee isgoyska Xoosh ee degmada Dharkenley.

Isla Banaadir waxey mujaahidiintu habeenkii xalay degmada waabari ku weerareen sarkaal ka tirsanaa ridada.

Isla Banaadir waxey mujaahidiintu deegaanka tabeelaha sheekh ibraahim ee duleedka muqdisho qarax kula beegsadeen maleeshiyaat murtadiin ah oo lugeynayay.

Isla Banaadir Deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho waxey shalay mujaahidiintu Qarax kula beegsadeen gaari nuuca Xamuulka ah oo wateen ciidamada Kuffaarta Africaanta waxaa ku dhintay 1 Askari mid kalana waa uu ku dhaawacmay, gaarigana waa uu burburay.

Shabeelada dhexe.

Qarax ka dhacay xerada Murtadiinta ee degmada Mahadaay ayaa waxaa ku dhintay 1 Askari, 4 kalana waa dhaawac

Isla Shabeelada dhexe ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka dagaal culus ku qaadeen koontaroolka ridada ee degmada Mahadaay waxaana dagaalkaas ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga kufaarta xabashida Itoobiya ee deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Isla Wilaayada Baay waxey ciidamada mujaahidiintu xalay qaraxyo la beegsadeen labo xarumood oo ay daganyihiin mas’uuliyiin ka tirsan maamul gobaleedka ashahaado la dirirka ah ee isku magacaabay koonfur galbeed waxeyna xarumahaas ku yaalaan agagaarka isbartiibada baydhabo.

Jubbooyinka.

Ciidamada Mujaahidintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga kufaarta kenya ee deegaanka Cabdalle biroole ee duleedka magaalada Kismaayo

Isla Jubbooyinka waxey habeenkii xalay ciidamada Mujaahidiintu dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga kufaarta kenya ee deegaanka Qooqaani

Dhulka NFD Ee Kenya Gumeysato.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey dagaal culus ku qaadeen saldhiga askarta saliibiyiinta kenya ee deegaanka Konton oo hoostafta degmada Qorof-Xaraar ee gobalka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga kenya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: DHAGEYSO: Dersiga 14-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.
Next: Dhageyso Bulshada Warmaxan Oo Soo Dhaweeyay La Wareegidda Mujaahidiinta Ee Deegaankaas.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-09-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-09-1447 Hijri.

March 7, 2026
Ergaygii Urur-gaalleeda Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Somalia Oo La Beddelay.
  • Allposts
  • Warar

Ergaygii Urur-gaalleeda Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Somalia Oo La Beddelay.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Ramadaan-1447-Hijri

March 7, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada