Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Imisa Maalmood Ayey Ciidamada Itoobiya Ee Ka Baxay Ceelbuur Ku Gaareen Dhuusamareeb?.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Imisa Maalmood Ayey Ciidamada Itoobiya Ee Ka Baxay Ceelbuur Ku Gaareen Dhuusamareeb?.

April 11, 2017

Masaafada u dhaxaysa magaalooyinka Ceelbuur iyo Dhuusamareeb waa 90 KM, haddii aad doonayso in aad labada magaalo isaga kala gooshtid oo aad wadatid gaari socodkiisu yahay meel dhaxaad waxay kugu qaadanaysaa wax aan ka badneyn sedax saacadood illaa iyo Afar Saacadood.

Ciidamadii Kufaarta Xabashida Itoobiya ee isbuucii lasoo dhaafay isaga baxay degmada Ceelbuur ayuu imtixaan adag ku qabsaday wadada dheer ee xiriirisa labada magaalo ee Ceelbuur iyo Dhuusamareeb.

Itoobiyaanka ayay ku qaadatay in siddeed maalmood oo xiriir ah ay ku maraan waddo saacado kooban laysaga kala goosho.
Kumanaan katirsan melleteriga Itoobiya ayaa 90 KM ku lugeynayay sideed Maalmood kadib markii ay weeraro dhabagal isdaba joog ah kala kulmeen ciidamada Xarakada Al Shabaab dabayaaqadii bishii Maarso.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in lugtii ciidamada Itoobiya ay ka bilaabeen Ceelbuur ay ku tageen Dhuusamareeb, Xabashida ayaa watay ku dhawaad 200 oo gaari balse gaadiidkaasi waxay u socdeen sida qof bani’aadam oo kale mana loo ogoleyn askartu in ay fuulaan gaadiidka.

Saraakiisha Xabashida ayaa ciidankooda ku amray in ay hareer lugeeyaan gaadiidka oo si gaabis ah lagu kaxaynayay,wararku waxay sheegayaan in ciidanka Itoobiya ay ka baqayeen weeraro laayaan ah oo uga yimaad ciidamada Al Shabaab arrinkaas oo ku qasbay in ay lugeeyaan.

Askarta oo daallan ayaa  gelinkii hore ee maalintii shalay oo Isniin aheed wuxuu habqankoodu gaaray garoonka diyaaradaha Macmalka Dhuusamareeb halkaas oo saldhig melleteri ay ku leeyihiin waxaana la filayaa in ay ugasii gudbaan dhanka dalka Itoobiya.

03-04-2017 ayay Itoobiyaanku socod ka bilaabeen Ceelbuur waxayna Dhuusamareeb gaareen 09-4-2017 sideed maalmood xiriir ah ayay ku lugeynayeen dhul bahgooye kuleyl badan.

Maalintii ugu horraysay ee socodkooda ayuu qarax xooggan ku qabsaday tuulada Ceelqooxle oo qiyaastii 25 KM ujirta magaalada Ceelbuur wixii maalinkaas ka dambeeyay wax weerar ah ma qabsan sidaas oo ay tahay waxay wajahayeen cabsi iyo wadna kurkur.

Intii ay ku socdaalayeen dhulka ay degto Beesha Ansaarta ah ee  Maxamuud Hiraab ayay ku dhiiran waayeen si nabad ah ku socdaalaan, dad ku sugan magaalada Dhuusamareeb waxay sheegeen in ciidamada Itoobiya markii ay gaareen magaalada ay dabaal degyo iyo qeyllo dhaan bilaabeen waxayna muujinayeen farxad iyo in ay ka baxeen Jaxiimada dagaalka.

Dhawaqa Music nuuca Itoobiyaanku caanka ku yihiin iyo halku dhigyo farxadeed ayaa xalay laga maqlayay saldhigga ciidanka Itoobiya ee degmada Dhuusamareeb waxayna umuuqdeen kuwa naqasku kasoo fuqay maadaama ay ka fogaadeen furinta dagaalka balse lagama harin oo waxaa dhici karta in marwalba gacanta mujaahidiintu gaarto maadaama ay wali ku suganyihiin dhulalka muslimiinta soomaalida.

Ciidamadii Itoobiya ee Ceelbuur ka firxaday ayaa joogitaanka magaaladaas u arkayay ciqaab adag markii ay baxeena waxayba moodeen in lagasoo daayay xabsi dusha sare ka feydan.

Falanqeeyayaasha Melleteriga waxay sheegayaan in Xabashida kusoo duushay Soomaaliya gaar ahaan Galguduud ay la kulmeen dhiig bax joogta ah iyo dagaalka dhanka Nafsaaniga ah kadib markii lagu go’doomiyay magaalooyinkii ay qabsadeen islamarkaana lagu cidleeyay oo shacabkii deganaa ay isaga firxadeen.

Waxaa usii dheer weerarada joogtada ah iyo saadka oo aan dhulka usoo mari Karin in ay diyaarado adeegsadaan mooyaane taasi oo ugu dambeyntii ku qasabtay Xabashida Itoobiya iney gabi ahaan isaga cararto degmooyinkii iyo deegaanadii ay kaga soo duushay wilaayada Islaamiga Galgaduud ee lagu maamulayay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: 64 Isugu Jirta Saraakiil Iyo Askar Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Afghanistan.
Next: Waddooyinka Magaalada Muqdisho Oo Xiran.

Related Stories

Weerar Sarkaal Iyo Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Sarkaal Iyo Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Sh/dhexe.

March 8, 2026
Daawo Qaybta 3-aad Taxane Muxaadaraad Ah Oo Uu Jeedinayo Sheekh Dul-yadeyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Taxane Muxaadaraad Ah Oo Uu Jeedinayo Sheekh Dul-yadeyn.

March 8, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-Ramadaan-1447-Hijri

March 8, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada