Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Ku Dhowaad 40 Xubnood Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqotay Camaliyaddii Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Ku Dhowaad 40 Xubnood Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqotay Camaliyaddii Muqdisho.

September 25, 2021

Faahfaahinno dheeraad ah waxay kasoo baxayaan khasaaraha ka dhashay camaliyad Istish-haadi ah oo barqadii maanta ka dhacday mid ka mid ah kaantaroollada laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada ee looga arrimiyo dowaldda federaalka ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Jugta camaliyadda oo ahayd mid gilgishay qaybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir waxay si gaar ah u beegsatay xubno isugu jira saraakiil iyo shaqaale dowladeed oo ka howlgala xafiisyada madaxwaynaha iyo midka ra’iisul wasaaraha dowaldda federaalka ah.

War kasoo baxay xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxaa lagu sheegay in camaliyadda oo ahayd mid si wayn loo agaasimay ay u dhacday sidii loo qorsheeyay ayna beegsatay mid ka mid ah cantaroolladda aadka loo ilaaliyo ee laga hubiyo gaadiidka gala xarunta ugu wayn ee ay ku dhuumaalaystaan madaxda dowaldda.

Idaacadda Al-andalus ee ku hadasha afka xarakada shabaabul Mujaahidiin waxay baahisay in weerarkaasi Istish-haadiga ah ay ku dhinteen ugu yaraan 16 xubnood oo ka tirsanaa dowladda Ridada una badnaa shaqaalaha ka howlgala xafiisyada Farmaajo iyo Rooble.

Sida caadiga ah subax walbaa Kantaroolkan muhiimka ah ee laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada kuna yaal dhanka Ceel-gaabta waxaa shaqaalaha dowaldda Ridada looga sameeyaa baaritaan hubin ah camaliyaduna waxay dhacday xilli ay barta kaantarool isi soo tubeen gaadiidka shaqaalaha dowaldda isla markaana uu socday baaritaankooda balse geesiga Istish-haadiga ah oo kaxeynayay gaari miinaysan ayaa uga soo baxay meel aysan filanayn halkaas na ku gaarsiiyay khasaare lixaad leh.

Ilo wareedyo muhiim ah waxay xaqiijiyeen marka laga soo tago dhimashada 16-ka ah in camaliyadda ay ku dhaawacmeen 20 kale oo isugu jira saraakiil iyo xubno ka howlgala xafiisyada madaxda dowaldda Ridada.

Camaliyaddan Istish-haadiga ah ee ka dhacday magaalada Muqdisho waxay kusoo beegantay xilli xassaasi ah oo guud ahaan waddanka gaar ahaan magaalada Muqdisho laga dareemayo doorashooyinka dowaldda federaalka madaxda dowladduna ay sheegeen in la adkeeyay ammaanka caasimadda balse camaliyaddan ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay sheegashooyinka madaxda dowladda federaalka iyadoo camaliyaddan ay ka dhacday meel aan sidaas uga fogayn xafiisyada Farmaajo iyo Rooble.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Muqdisho Lagula Eegtay Masuuliyiin Ka Tirsan DF.
Next: Daawo: Qaybta Lixaad Decumentary-ga Al-kataa’ib Oo Lagu Faaqiday Gaalnimada Ka Buuxda Garsoorka DF.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada