Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha murtadiinta lagu gaarsiiyay weerarkii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada mujaahidiintu maanta ku xoreeyeen degmada Maxaas ee dhacda bariga wilaayada islaamiga Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.
Weerarka ka dhacay degmada Maxaas iyo duleedkeeda waxaa Allaah fadligiis lagu dilay 63 murtad oo intooda badan ay murtadiintu maydadkooda uga carareen goobaha dagaalka, waxaana sidoo kale lagu dhaawacay 84 kale oo ka tirsan Riddada.
Waxaanu helnay magacyada qaar kamid ah murtadiintii lagu dilay dagaalkii Maxaas:
1-Maxamed Shidane-Taliyihii NISA ee Cadaado.
2-Maxamed Yuusuf Geedi.
3-Bidixeey Muumin Shidane
4-Cabdi Cabdulle Hibaat
5-Ciise Gafuur.
6-Shariif Sheekh Cusmaan Cabdulle.
7-Yuusuf Daangaab – waa sarkaal.
8-Geedi Cadow Hoote – Waa sarkaal.
9-Ciise Cabdullaahi Axmed Nuur.
10-Macalin Shariif.
11-Daahir Xuseen Fiidow.
Sidoo kale waxaanu helnay magacyadda qaar ka mid ah murtadiintii lagu dhaawacay dagaalkii Maxaas:
1-Duraan Xarawo – Taliye ku xigeenka NISA ee Galmudug.
2-Cabdullaahi Xuseen Burukur – Sarkaal
3-Abuukar Jimcaale Tooxow (Miciyeey) Sarkaal
4-Cabdullaahi Maxamed Xuseen (Il-kuus) Sarkaal
5-Ciise Axmed Geedi (Rabbeeye) sarkaal.