Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Shabaabul Mujaahidiin Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Sheekh Abil-kheyr Al-misri.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Shabaabul Mujaahidiin Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Sheekh Abil-kheyr Al-misri.

March 4, 2017

Hogaanka sare ee Xarakat Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa ka tacziyeeyey istish-haadka Sheykh Axmed Xasan Abul kheyr oo ka mid ahaa hogaanka sare ee Mujaahidiinta Alqaacida, kaas oo dhamaadkii bishii la soo dhaafay ku shahiiday duqeyn diyaaradaha dowladda saliibiga ee Mareykanka ka geysatay gobalka Idlib ee waqooyiga dalka Suuriya.

Bayaankan kasoo baxay hogaanka guud ee Mujaahidiinta, waxaa ciwaan looga dhigay:

ويتخذ منكم شهداء

Waxaana guud ahaan muslimiinta, si gaar ah Mujaahidiinta iyo ehalka Sheekh Abul Kheyr looga tacziyeeyey istish-haadka Sheekha iyadoona si kooban loo soo qaatay qeyb kamid ah taariikh-da Sheekhan halyeeyga ahaa ee Axmed Xassan Abil Kheyr.

Fur furasho kadib waxaa bayaanka lagu bilaabay Aayadda 111 ee suuradda towba.

‫إِنَّ اللَّهَ اشْتَرَىٰ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ أَنْفُسَهُمْ وَأَمْوَالَهُمْ بِأَنَّ لَهُمُ الْجَنَّةَ ۚ يُقَاتِلُونَ فِي سَبِيلِ اللَّهِ فَيَقْتُلُونَ وَيُقْتَلُونَ ۖ وَعْدًا عَلَيْهِ حَقًّا فِي التَّوْرَاةِ وَالْإِنْجِيلِ وَالْقُرْآنِ ۚ وَمَنْ أَوْفَىٰ بِعَهْدِهِ مِنَ اللَّهِ ۚ فَاسْتَبْشِرُوا بِبَيْعِكُمُ الَّذِي بَايَعْتُمْ بِهِ ۚ وَذَٰلِكَ هُوَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ‬

“Aayadaan wanaagsan ayaan ugu tacziyeyneynaa, uguna hambalyeyneynaa umadeena muslimka ah, waxaana uga tacsiyeeynaynaa isitish-haadka Sheekha fadliga badan, iyo hogaamiyaha sharafta badan ee Abil kheyr Axmed Xassan Al-Misri Allaah u naxariistee. Waxaan taczi gaar ah u direynaa Ehelka iyo qaraabada Sheekha , waxaana ku boorineynaa sabarka oo ah mid wanaagsan.

Waxaan sidoo kale u tacziyeyneynaa walaalaha Iimaanka iyo Jihaadka aan kula walaalownay ee Qaacidatul Jihaad ee aan ku faanno, oo uu ugu horeeyo sheekha Amiirka ah Dr. Ayman Al-Dawaahiri –Xafidahullaah- waxaana uga tacsiyeeyneynaa waysmada uu waayey geesigan himada sare leh, iyo Qaa’idkan safka hore ku hormara, iyo buurtan sarreysa. Waxaan Allah waydiisaneynaa in dhamaan dadkaas uu ku arzuqo samir iyo waxay ku hilmaamaan musiibadan.”

Allaah Cazza Wajalla wuxuu yiri :

الَّذِينَ آمَنُوا وَهَاجَرُوا وَجَاهَدُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ بِأَمْوَالِهِمْ وَأَنْفُسِهِمْ أَعْظَمُ دَرَجَةً عِنْدَ اللَّهِ ۚ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْفَائِزُونَ

Ka dib tobanaan sano oo uu ku qaatay saaxaadka dagaalka iyo jalaafeynta Ahalka Kufriga iyo baadinimada, wuxuu sheekhu ka degtay faraskiisa, isagoo ku dhegan falaarta qorigiisa, si uu dhiigiisa daahirka ah ugu qoro micnaha sabarka, adkeysiga, Nafhurka iyo furashada. Inkastoo laga warqabo ciriiriga xabsiga, qaxarka baacsashada iyo dhibaatada safarka, kama reebin Sheekhu inuu sii wado Jihaadka iyo ku baaqitaanka in loo xukun tago Sharciga Allaah.

Wuxuu kamid ahaa Allaha u naxariistee hogaamiyaasha wax wanaajiya, iyo umarada saadiqiinta ah, Naxsabuhu Wallaahu Xasiibuhu, kuwaas oo qoorahooda u bixiyay iyo waxay heystaan oo dhan sare u qaadida kalimadda Allaah, u hiilinta Mustadcafiinta, iyo hirgelinta Sharciga rabbiga caalamka. Wuxuu sheikh Abil Kheyr ku sifoobay dabeecad wanaag, iyo inuu ku dadaalo mideynta Muslimiinta iyo kulminta kalimadda Mujaahidiinta, wuxuuna ku tarbiyeeyay wiilasha Umadda in walaha, hiilinta, iyo walaaltinimada ay ku dhisantahay kalimadda towxiidka, iyo in xiriirka iimaaniga ah uu ka sarreeyo guud ahaan xiriirada ururada, sida uu yiri Rabbigeena.

والمؤمنون والمؤمنات بعضهم اولياء بعض

Wiilasha umadda Muslimka ah, si gaar ah kuwa ku nool Masar waa iney isdul taagaan dhabaha Qaa’idkan murabiga ah, iyo amiirkan Zaahidka ahaa islamarkaana ballan oofinta badnaa. Ayna ku socdaan waxay ku socdeen kuwii baariyaasha ahaa iyo mashaa’ikhdooda Axraarta ahaa sida Al-Sheykh Abil Khayr Al-Misri, Al-Callaamah Sheekh Cumar Cabdi-Raxmaan, Sheykh Abuu Xafsa Al-Misri, Sheykh Abil Xasan Al-Saciidi, Sheykh Abuu Xamza Al-Muhaajir, Sheykh Abuu Cubeyda Al-Banshiiri iyo kuwa la midka ah Allaha u naxariistee dhamaantooda.

Allaah idinkii, dhiiga kuwaas sharafta badan loogama tagi doono cayaar cayaar. inaan u aar gudno hogaamiyaasheena waa deyn luqunteena ku jirta dhamaanteen, waana ka qisaasan doonnaa Maraykanka iyo umadaha kufriga ah dhiigga qof kasta oo Muslim ah ee ay daadiyeen.

Waxaa nimco badnaaday hogaanka Jihaadka, kuwaas oo hadallada ku dhabeeyey ficillo, cilmigana racsiiyay camal. Allaah idinkii dhiigooda wuxuu noqon doonaa faynuus ifineysa wadada Jihaadka oo ay ifsadaan jiilasha soo socda. Mar dhowna taayarka Jihaadka wuxuu u socon doonaa horey, mana istaajin doono dhagaraha gaalada, iyo qiyaanada Murjifiinta, illaa uu Alle ka kala xukminayo anaga iyo daalimiinta.
Halkan ka Akhriso Bayaanka oo ku qoran Luuqadda Carabiga

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Sabuun.
Next: Faahfaahino Laga Helayo Qarax Askar African Ah Lagu Dilay.

Related Stories

Mucaaradka, Jubbaland Iyo Puntland Oo Gole Ka Dhan Ah Gurguurte Kaga Dhawaaqay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka, Jubbaland Iyo Puntland Oo Gole Ka Dhan Ah Gurguurte Kaga Dhawaaqay Nairobi.

October 2, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1447-Hijri.

October 2, 2025
Daawo Muuqaalka Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Buurhabaka.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Buurhabaka.

October 2, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada