Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraradii Ugu Dambeeyay Ee Lala Beegsaday Shisheeyaha Iyo Federaalka.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraradii Ugu Dambeeyay Ee Lala Beegsaday Shisheeyaha Iyo Federaalka.

April 21, 2022

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey xalay ilaa maanta fuliyeen weeraro kala duwan oo lala beegdsaday xeryaha shisheeyaha iyo kuwa kabo qaadka u ah gaalada soo duushay.

Banaadir.

Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiintu maanta ka fuliyeen xaafada Towfiiq ee degmada yaaqshiid waxey ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaatka kooxda ridada soomaaliya.

Waxey sidoo kale Ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal ku qaadeen hooyga sarkaal ka tirsan maamulka ridada ee degmada Dayniile kaasi oo lagu magacaabo Qaar-waare waxaa dhismaha la weeraray ku yaala xaafada Barwaaqo ee degmada dayniile waxaana dagaalkaas ku dhaawacmay mid ka mid ah ilaalada sarkaal la weeraray.

Shabeelada Dhexe.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga kufaarta afrikaanta iyo kuwa murtadiinta ee deegaanka Golaleey ee duleedka degmada Balcad.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga murtadiinta ee degmada diinsoor waxaana dagaalkaas ku dhaawacmay 4 murtad uu ku sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Isxaaq.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen xerada kufaarta xabashida Itoobiya ee degmada Xudur

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: DHAGEYSO: Dersiga 18-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.
Next: DHAGEYSO: Dersiga 19-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

Related Stories

Mucaaradka, Jubbaland Iyo Puntland Oo Gole Ka Dhan Ah Gurguurte Kaga Dhawaaqay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka, Jubbaland Iyo Puntland Oo Gole Ka Dhan Ah Gurguurte Kaga Dhawaaqay Nairobi.

October 2, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1447-Hijri.

October 2, 2025
Daawo Muuqaalka Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Buurhabaka.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Buurhabaka.

October 2, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada