Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraro Kala Duwan Oo Saraakiil Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ay Ku Noqdeen.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Kala Duwan Oo Saraakiil Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ay Ku Noqdeen.

May 21, 2022

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey 24-kii saac ee u dambeeyay fuliyeen weeraro kala duwan oo khasaara lagu gaarsiiyay shisheeyaha iyo maleeshiyaatka kabo qaadka u ah, Waxeyna howlgaladaan ka kala dhaceen wilaayaatka Banaadir,Shabeelada dhexe, Jubbooyinka Iyo Shabeelada hoose.

Banaadir.

Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidintu ka fuliyeen deegaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho ku dileen labo askari oo ka tirsanaa maleeshiyaatka Ridada kuwaasi oo lagu kala magacaabo

1-Cabdi naasir cali nuur

2-Madeey Isxaaq

Isla banaadir Ciidamada Mujaahidiintu howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsanaa booliska ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Cukaash maadey.

Shabeelada dhexe.

Ciidamada Mujaahidiinta waxay xalay weerar duqeyn ah ku qaadeen saldhiga ciidamada Burundi ee deegaanka Miir-taqwo ee wilaayada Sh.Dhexe

Isla Shabeelada dhexe waxaa faahfaahin laga helayaa Weerarkii shalay galab Mujaahidiintu ay ku qaadeen isbaaro maleeshiyaatka Ridada u tiilay duleedka degmada Balcad waxaa lagu dilay 7 Askari oo murtadiin ah, waxaana Mujaahidiinta ay ku soo qaniimeysteen weerarkaasi 6 qori iyo 6 boosh.

Waa kuwaan magacyada Askartii murtadiinta ee lagu dilay weerarkaasi.

1- Dhaga-baraf
2- Xasan Towxow
3- Fandhaq-weyne
4- Hurdaaye
5- Kabtan dacas
6- Aweys Buus
7- Deeqow ganey

Jubbooyinka.

Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen afafka hore ee garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo waxey nolasha kusoo qabteen askari ka tirsan maleeshiyaatka Ridada kaasi oo lagu magacaabo Sadaam Cali.

Isla Jubbooyinka ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga Kufaarta Kenya ee deegaanka Hoosingow.

Isla Jubbooyinka waxey Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga kufaarta Kenya ee deegaanka Taabto.

Isla Jubbooyinka waxey Mujaahdiintu xalay dagaal ku qaadeen xerada saliibiyiinta Kenya ee deegaanka Kulbiyow.

Shabeelada Hoose.

Howlgal qarax ah oo maanta ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Afgooye ee wilaayada Shabeelada hoose waxey ku dileen Labo askari oo murtadiin ah waxa uu qaraxa si gaar ah kaga dhacay goob ay fadhiyeen maleeshiyaatka Ridada

Isla Shabeelada hoose ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal xoogan ku qaadeen xerada Kufaarta afrikaanta ee deegaanka Golweyn ee hoosataga degmada Buulo mareer.

Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu dagaal toos ah xalay ku qaadeen saldhiga kufaarta ee Eleboorka degmada Baraawe.

Isla Shabeelada hoose xerada Kufaarta afrikaanta ee deegaanka Buur colow ee hoostaga baraawe ayey Mujaahidiintu xalay dagaal ku qaadeen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
Next: ICG: Awood Melleteri Loogama Adkaan Karo Al Shabaab [Warbixin].

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 15-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 15-02-1447 Hijri.

August 8, 2025
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 14-02-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 14-02-1447H.

August 8, 2025
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 14-Safar-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 14-Safar-1447-Hijri.

August 8, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada