Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Weerarka Xarumaha Wazaaradaha Arimaha Gudaha Iyo Amniga.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Weerarka Xarumaha Wazaaradaha Arimaha Gudaha Iyo Amniga.

July 7, 2018

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarka isugu jira Istish-haadiga iyo Ingimaasiga ee barqo nimadii maanta ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen xarunta Wazaaradaha Arimaha Gudaha iyo Amniga oo ku dhaw xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo la wareegay gacan ku heynta xarunta Wazaaradaha ayaa gudaha xarumhaasi iyo ku toogtay xubno kala duwan oo ka tirsan Labada Wazaaradood,sidoo kale qaraxyada ka dhacay albaabka xarunta ayaa sidoo kale lagu dilay tiro fara badan oo ah askarta dowlada Ridada.

Xubnaha dowlada Farmaajo looga dilay weerarkan lagu qaaday xarunta Labadaasi Wazaaradood waxaa ka mid ah Agaasimihii Wazaaradda Arimaha Gudaha Muxamed Axmed Ilkacase iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada Farmaajo,sidoo kale saraakiil,askar iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada ayaa ku dhaawacmay weerarkan qorsheysan ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ku qaaday xarunta Wazaaradaha Amniga iyo Arimaha Gudaha.

Qaar ka mid ah xubnaha Wazaaradaha Xaruntooda la weeraray ee dhimashada iyo dhaawac noqday ayaa iska soo tuuray dabaqa dhismaha Wazaaradaha sababo ku aadan cabsi ay ka qabeen iney u gacan galaan ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee soo weeraray xarunta Wazaarada kadibna la gowraca.

Weerarkan ayaa muujinaya fashilka ay dhex dabaalaneyso dowlada Ridada,iyadoo weerarkan uu imaanaya xilli maalmihii dambe madaxda dowlada Ridada ay ku hadaaqayeen iney sugeen Amaanka magaalada Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gudoomiyihii Hore Degmada Qoryooley Oo Qarax Lagu Dilay.
Next: Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerarkii Wazaaradaha Amniga Iyo Arimaha Gudaha.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-06-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-06-1447-Hijri.

November 23, 2025
Gaadiid Badan Oo Ku Basbeelay Mandheera Kaddib Markii Dab La Qabadsiiyay.
  • Allposts
  • Warar

Gaadiid Badan Oo Ku Basbeelay Mandheera Kaddib Markii Dab La Qabadsiiyay.

November 23, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-06-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-06-1447 Hijri.

November 23, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)

November 17, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)

November 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)

November 1, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)

October 27, 2025

Sawirro

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada