Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala gobolka Laamu oo ka mid ah dhulalka ay muslimiintu leeyihiin balse ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xero ciidamada dowladda kaafiradda Kenya ku leeyihiin inta u dhaxeysa deegaanada Kiyuunga iyo Sankuura.
Dagaalka ayaa ahaa mid xooggan oo la isku adeegsaday hubka nooyadiisa kala duwan, Allaah fadligiis na waxa uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaa xusid mudan in intii uu dagaalku socday uu dab xooggan ka kacay xerada weerarka lagu ekeeyay.
Weerarkan ka dhacay Laamu, ayaa kusoo beegmaya xilli sidan oo kale ciidamada mujaahidiintu ay weerar culus ugu ekeeyeen saldhig ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin degmada Xudur ee wilaayada Bakool.