Ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala gudaha degmada Diinsoor ee wilaayada Baay oo ka mid ah magaalooyinka ay xoogga ku haystaan saliibiyiinta iyo murtadiinta, ayaa howlgal gaar ah oo ay halkaas ka fuliyeen ku dilay askari murtad ah.
Howlgalka oo Allah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay ayay ciidanka mujaahidiintu ku dileen murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray Axmed Cabdi Xasan, waxayna sidoo kale mujaahidiintu howlgalkaasi gaarka ah kusoo qaniimeysteen qori uu watay.
Weerarkan askariga murtadka ah lagu khaarajiyay ee ka dhacay gudaha degmada Diinsoor, ayaa kusoo beegmay xilli howlgal qarax ah oo ciidanka nujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaga magaalada Baydhaba ee isla wilaayada Baay lala eegtay maleeshiyo murtadiin ah, halkaas oo khasaare lagu gaarsiiyay Riddada.