Ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, ayaa howlgal qarax ah waxay la beegsadeen fariisin ciidan oo maleyshiyaadka Riddada ay kaga sugnaayeen gudaha degmada Afgooye, waxaa qaraxaasi ku dhintay 3 askari oo murtadiin ah halka 2 kalena ay ku dhaawacmeen.
Dhanka Gedo, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta weerar culus ku qaadeen, isbaaro maleeshiyada murtadiinta u tiillay duleedka degmada Baardheere ee wilaayada Gedo, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay askari murtad ah oo lagu magacaabo Samatar Cabdishakuur.
Dhanka Gaarissa ee NFD: waxay ciidamada mujaahidiintu weerar qorsheysan la beegsadeen isbaaro maleeshiyaadka Riddada ee ay dhisatay dowladda saliibiyadda Kenya ay dhigteen duleedka deegaanka Xagardheer ee gobolka Gaarisa ee ku hoosjira gumeysiga saliibiyadda Kenya.
Weerarkaas waxay ciidanka mujaahidiintu ku dileen hal askari oo murtad ah waxaanay ku dhaawaceen saddex-kale kuwaasi oo la xaqiijiyay in xaaladdooda garaab tahay.