Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Howlgallo Isku Xiran Bari Illaa NFD.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgallo Isku Xiran Bari Illaa NFD.

January 18, 2023

Ciidamada Jabahaadka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay maanta fuliyeen howlgallo ballaaran oo isugu jira qaraxyo iyo weeraro kamaa’inno ah, kuwaas oo siyaabo kala duwan uga dhacay Bari, Mudug, Sh/dhexe iyo gobollada muslimiinta [NFD] ee ku hoos jira gumaysiga saliibiyiinta Kenya.

Howlgalka koowaad oo ahaa qarax waxay maanta ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta ee buuralayda Goolis ka fuliyeen fariisin ciidan oo maleeshiyaadka Riddada Puntland ay ku leeyihiin deegaanka Laag oo qiyaastii 30Km u jirta magaalada Boosaaso ee xaruunta gobalka Bari, waxaana inta la xaqiijiyey qaraxaasi ku dhaawacmmay 2 askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Riddada Puntland.

Howlgalka labaad oo ahaa kammiin waxay Mujaahidiintu maanta ka fuliyeen duleedka magaalada Xarardheeere ee wilaayada Mudug, waxayna Mujaahidiintu weerarkaasi jidgalka ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka waday duleedka degmadaas.

Weerarkaan jidgalka ah ayaa si gaar ah kaga dhacay deegaanka Faarax Aadan ee duleedka magaalada Xarardheere, waxaana lasoo wariyay in si weyn looga jabiyey maleeshiyaadka Riddada, iyadoo uu jiro khasaare dhimasho iyo mid dhaawac oo weerarkaasi ku gaaray murtadiinta, waxaana maleeshiyaadkan iyagoo jabay ay dib ugu laabteen gudaha degmada Xarardheere.

Howlgalka saddexaad oo isagana kammiin ahaa waxay maanta Mujaahidiintu u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayey inta u dhaxaysa Balcad iyo deegaanka Xawaadley, ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in kammiinka uu markii danbe isku rogay dagaal toos ah oo ay hoggaankiisu hayeen ciidanka Mujaahidiinta illaa 2 jeerna lagu jabiyey maleeshiyaadka murtadiinta, iyagoo jabay oo khasaare dhabarka ku sita ayayna dib ugu laabteen degmada Balcad.

Weerarkan kammiinka ah waxaa ka horreeyay 2 qarax oo ay Mujaahidiintu la eegteen ciidamada kuffaarta Burundi, qaraxa ayaana si gaar ah kaga dhacay deegaanka Buurane, inta la xaqiijiyay waxay Mujaahidiintu qaraxyadaas Allah fadligii ku dileen 2 askari oo Burundees ah, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale.

Howlgalka shanaad oo ahaa qarax waxay ciidamada Mujaahidiintu maanta la beedsadeen kolanyo ciidamo ah oo ka tirsan kuffaarta Kenya, xilli ay ku socdaalayeen waddada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Haluuqa iyo Galmo-gaalo ee gobalka Gaarissa, qaraxa ayaa si gaar ah u haleelay gaari Loori ah oo ay ka buuxeen askar Kenyaan ah, saraakiil ka tirsan ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay xaqiijiyeen in gaariga iyo dhammaan ciidamadii la socday ay wada basbeeleen, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay soo caga dhigatay diyaarad Helicobacter ah, taas oo goobta ka qaaday bakhtiyada askarta saliibiyiinta Kenya.

Howlgalladan jihaadiga ah ee isku xiran Min Bari Illaa [NFD] ayaa kusoo beegmaya, xilli maanta ay Mujaahidiintu qaadeen silsilado howlgallo ah oo ka dhan ah maleeshiyaadka Riddada iyo ciidamada kuffaarta Afrikaanta, kuwaas oo siyaabo kala duwan uga kala dhacay wilaayaadka lala ah Baay, Jubbooyinka Sh/dhexe Mudug, iyo Sanaag & Bari oo dhaca waqooyiga Soomaaliya iyo waliba dhulalka muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku haysato.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-06-1444 Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-06-1444-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada