Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Howlgallo Ka Kala Dhacay Hiiraan NFD Iyo Banaadir.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgallo Ka Kala Dhacay Hiiraan NFD Iyo Banaadir.

January 25, 2023

Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah oo guuootooyinka qaraxyada Mujaahidiinta ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen duleedka degmada Maxaas ee ilaayada Hiiraan, qaraxa ayaana si gaar ah u haleelay gaari ay ka buuxeen maleeshiyaadka murtadiinta.

Mujaahidiintu waxay xaqiijiyeen in qaraxaasi Allaah fadligii lagu gubay gaariga ciidan ee ay murtadiinta la socdeen, waxaana ku bakhtiyay hal askari oo lagu magacaabi jiray Maxamed Ibraahim Nuur, halka dhaawacyaduna yihiin  6 kale oo ay ka mid yihiin Cabdi C/llaahi Shiinow (Dhagadheere) oo ah horjooge ka mid ah macawiisleyda Riddada Hiiraan, kaas oo la xaqiijiyay in dhaawiciisu yahay garraab, Shariif Yuusuf Guurre ( Cirro) horjooge macawiisleyda Hiiraan, dhaawaciisuna waa garraab ah, Maxammed Muuse Fiidow waa askari murtad ah dhaawac ayuu ku noqday qaraxa Mujaahidiinta, Shariif Maxamed Xassan (Af-yaanbo) isaguanwaa askari dhaawac ayaa soo gaaray, Cabdullahi Axmed Hagar oo loo yaqaan ( Kirish) murtadkan waxa uu la dhashay murtad Dabageed waana horjooge ka mid ah macawiisleyda Hiiraan, waxaa soo gaaray dhaawac garraab ah, askariga ugu dambeeya ee qaraxaasi ku dhaawacmay waa murtad magaciisa lagu soo gaabiyay Ina-dhiblaawe.

Dhulka NFD ee ay gumeysiga dowladda saliibiyadda ah ee Kenya waxay Mujaahidiintu weerar abaabulan ku qaadeen shaqaale saliibiyiin Kenyaan ah oo ka mid ah shaqaalaha dowladda Kenya kuwaasi oo shaqooyin u joogay deegaanka Halaajey oo dhacda duleedka degmada Faafi ee gobalka Gaarisa, waxaa la xaqiijiyay in howlgalkan qorsheysan lagu dilay hal xubin oo kiristaan Kenyaan ah iyo dhaawaca gaal kale oo Kenyaan ah.

Dhinaca kale howlgal gaar ah oo ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxay ku khaarajiyeen murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray Daahir Maxamuud Cosoble (Daahir Sanweyne) oo ahaa Abaabule macawiisleyda Sh/Dhexe, ahaana lacag aruuriyaha maleeshiyaadka Riddada.

Howlgal kale oo gaar ah oo Mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Wadajir waxaa lagu dilay Muxiyaddiin Axmed Cumar oo ka mid ahaa ergada Galmudug, sidoo kalana ahaa Abaabule macawiisleyda Sh/dhexe.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -03-7-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-07-1444 Hijri.

Related Stories

Howlgal Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Baydhaba.

September 11, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-03-1447-Hijri.

September 11, 2025
Kumaannaan Qoys Oo Kenyan Ah Oo Fatahaado U Barakacay.
  • Allposts
  • Warar

Kumaannaan Qoys Oo Kenyan Ah Oo Fatahaado U Barakacay.

September 11, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada