Ciidanka guutada madaafiicda Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Banaadir, waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar madaafiic ah ku qaadeen xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ay saliibiyiintu ku leeyihiin Soomaaliya.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in madaafiicdu ku dhacday gudaha xerada Xalane oo ay ku yaallaan safaaradaha dowladaha shisheeye, waxayna sidoo kale madaafiicda ku dhacday xarunta cisbitaalka ciidamada kuffaarta Afrikaanta ay ku leeyihiin gudaha xerada Xalane.
Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in uu jiro khasaare isugu jira dhimasho, mid dhaawac, iyo burbur kala duwan oo soo gaaray dhismayaal ku yaallay xerada Xalane.
Dhanka Jubbada hoose, howlgal maanta ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afmadoow, ayaa lagu dilay laba askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada ee Jubbaland.
Murtadiinta la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray, Daa’uud Dabane Dhagey, iyo murtad kale oo magaciisa lagu soo gaabiyey surguf.