Ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal culus oo qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Qoryooley ee wilaayada Sh/hoose, waxaana lala eegtay fariisin ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Riddada.
Qaraxan ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la hubiyay ku dhaawacmay ilaa laba askari oo murtadiin ah.
Sidoo kale, waxat ciidamada mujaahidiintu qarax kale ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye, kaasi oo lala beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana ku dhintay hal askari oo murtad ah, halka mid kalana uu ku dhaawacmay.