Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Saraakiil Iyo Maleeshiyo Camaliyad Istish-haadi Ah Lagula Eegtay Xero Nac-nac.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Saraakiil Iyo Maleeshiyo Camaliyad Istish-haadi Ah Lagula Eegtay Xero Nac-nac.

December 10, 2025

Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, waxaa caawa si wayn looga maqlay jugta qarax culus oo camaliyad Istish-haadi, taasoo ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen xero Nac-nac oo ka mida xeryaha Riddada ee kuyaal gobolka Banaadir ee laga soo maleego duullaanada ka dhanka ah dadka muslimiinta.

War kasoo baxay mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in camaliyadda oo dhacday caawa uu mid ka mid ah halyeeyada Istish-haadiyiinta mujaahidiinta uu ka fuliyey gudaha xero Nac-Nac ee magaalada Muqdisho, xilli ay halkaasi ay ku feelsanaayeen maleeshiyaad murtadiin ah oo loo diyaarinayey duullaan ka dhan ah muslimiinta.

Maleeshiyadan murtadiinta ah ayaa lagu waday in isla caawa loo daabulo duullaanka ashahaada la dirirka ah, balse mujaahidiinta oo si dhow ula socday hagardaamooyinka cadowgaasi ay camaliyad Istish-haadi ah Allaah fadligiis ku beegsadeen murtadiintaasi.

Walaalka mujaahidka ah ayaa Allaah fadligiis ku guuleystay in uu bartanka ka dhex istaago murtadiinta ashahaada la dirirka ah, howlgalka ayaana Allaah fadligiis u dhacay sidii loogu talagalay, waxaana jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray maleeshiyaadkaasi iyo saraakiishii hoggaaminaysay.

La soco wixii soo kordha insha’Allaah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wargays American Ah Oo Kooxda Gurguurte Ku Tilmaamay Mid Aad U Tabar-daran.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-06-1447-Hijri

Related Stories

Yahuudda Oo Duqaymo Ka Fulisay Dhahran Iyo Iiraan Oo Sawaariikh Ku Garaacday Tal-abiib.
  • Allposts
  • Warar

Yahuudda Oo Duqaymo Ka Fulisay Dhahran Iyo Iiraan Oo Sawaariikh Ku Garaacday Tal-abiib.

March 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Ramadaan-1447-Hijri

March 17, 2026
Pakistan Oo Cisbitaal Kuyaal Kaabuul Ku Dishay Inka Badan 400 Qof Oo Rayid Ah.
  • Allposts
  • Warar

Pakistan Oo Cisbitaal Kuyaal Kaabuul Ku Dishay Inka Badan 400 Qof Oo Rayid Ah.

March 17, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada