Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Saraakiil Murtadiin Ah Oo Lagu Qarxiyay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Saraakiil Murtadiin Ah Oo Lagu Qarxiyay Muqdisho.

December 26, 2023
Sawir Hore Gaari Ajaanib Looga Qarxiyay Muqdisho,

Howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiinta ka fuliyeen magaalada caasimadda Muqdisho, gaar ahaan agagaarka isgoyska Fagax, ayaa lala beegsaday gaari Surf ah oo ay wateen saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah, halkaas oo lagu khaarajiyay sarkaal iyo xubin murtad ah.

Saraakiisha ciidamada mujaahidiintu waxay Andalus u xaqiijiyeen in qaraxa uu ku dhintay sarkaal kabtan ahaa oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada, gaar ahaan kuwa Military-ga, waxaana sarkaalkaas la dhintay darawalkii gaariga waday, gaarigii la qarxiyayna burbur xooggan ayaa gaaray.

Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax xooggan la beegsadeen hoyga uu degmada Hodan ka dagganyahay sarkaal ka tirsan kooxda Riddada Somalia oo lagu magacaabo Liibaan madaxweyne, waxaa qaraxaas ku dhaawacmay askar ka tirsan ilaalada sarkaalkaasi.

Howlgal gaar ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda Godka Kax Shiikhaal oo ka tirsan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho waxaa lagu dhaawacay askari ka tirsan Koofiya Casta (ilaalada Madaxtooyada Ridada) kaasi oo lagu magacaabo Deer Daaq, waxaana la xaqiijiyay in dhaawiciisu yahay mid garaab ah.

Dhanka Baay, ciidamada mujaahidiintu waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga xabashida Itoobiya ee degmada Bardaale, dagaal culus oo in mudda ah socday ayaana halkaas ka dhacay, sidaas oo kale waxay ciidamada mujaahidiintu weerar abaabulan ugu mireen saldhigga ciidamada saliibiyiinta Yugaandha ee deegaanka No/60 ee Sh/hoose.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-06-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-06-1445-Hijri.

Related Stories

Daawo Muuqaalka Waa Sidee Xaaladda Degmada Maxaas Ee Bariga Wilaayada Hiiraan.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Waa Sidee Xaaladda Degmada Maxaas Ee Bariga Wilaayada Hiiraan.

August 13, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-02-1447-Hijri.

August 13, 2025
Cudur Halis Ah Oo Dad Badan Kusoo Ritay Magaalooyin Kuyaal Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Cudur Halis Ah Oo Dad Badan Kusoo Ritay Magaalooyin Kuyaal Soomaaliya.

August 13, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada