Ciidamada guutada qaraxyada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Banaadir, waxay maanta howlgal culus oo qarax ah ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya.
Qaraxa oo ahaa mid culus oo jugtiisa laga maqlay qaybo ka mid ah caasimadda ayaa si gaar ah uga dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, waxayna mujaahidiintu ku beegsadeen gaari uu watay sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka Riddada ee NISA.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiinta oo la hadlay Al-andalus waxay xaqiijiyeen in qaraxan uu si gaar ah u beegsaday murtad Cumar Heegan oo ah Taliyaha NISA ee gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe, waxaana murtadkaan soo gaaray dhaawac culus oo garaab ah.
Weerarkan ka dhacay Muqdisho ayaa qayb ka ah howlgallo qaraxyo ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin labadii bilood ee u dambeeyay ku ugaarsanayeen saraakiisha iyo maleeshiyada sirdoonka kooxda Riddada Somalia, kuwaas oo ka dhacayay wilaayaadka Banaadir, Baay, Hiiraan iyo Gedo.
Dhanka kale, howlgal qarax ah oo goordhow ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Mahadaay ee Sh/dhexe ayaa lala eegtay ciidamo Burundees ah oo lugeynayey, waxaana ku dhintay 1 askari oo Burundi ah.