Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Weeraro Culus Oo Ka Kala Dhacay Hiiraan, Sh/hoose Iyo Laamu.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Culus Oo Ka Kala Dhacay Hiiraan, Sh/hoose Iyo Laamu.

July 27, 2025

Dagaallo culus oo in ka badan 3 jeer lagu jabiyay maleeshiyaadka murtadiinta ayaa saaka waxay ka dhaceen duleedka magaalada Maxaas ee wilaayada Hiiraan, halkaas oo ciidamada mujaahidiintu maalmihii lasoo dhaafay ka wadeen weeraro ka dhan ah Riddada.

Dagaalladdan ayaa khasaare kala duwan lagu gaarsiiyey maleeshiyaadka murtadiinta, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac dagaalka ku gaaray maleeshiyaadka murtadiinta.

Dhanka Sh/hoose, ciidamada mujaahidiintu waxay agagaarka deegaanka Nambar60 qarax kula beegsadeen kolonyo ka tirsan ciidamada kuffaarta Yugaandha, waxaana weerarka uu haleelay gaari booyad ah, hal askari oo ka tirsanaa ciidamada kuffaarta ayaa dhintay, halka mid kalena uu ku dhaawacmay qaraxa, waxaana sidoo kale gubtay gaariga booyadda ee qaraxa lagu beegsaday.

Dhanka Laamu, ciidamada mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Yugaandha ee deegaanka Basubo ee gobolka Laamu oo ka mid ah dhulalka muslimiintu leeyihiin ee ku hoos jira gumaysiga saliibiyiinta Kenya.

Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in weerarku u dhacay sidii loo qorsheeyay, intii uu dagaalka socday waxa uu dab xooggan ka kacay xerada kuffaarta Kenya, lama soo sheegin inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha ka dhashay weerarkan barakaysan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-02-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-02-1447-Hijri.

Related Stories

Madaxa Maamulka Tigreeyga Oo Ka Dayriyey Xaaladda Gobolkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Madaxa Maamulka Tigreeyga Oo Ka Dayriyey Xaaladda Gobolkiisa.

September 14, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-03-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-03-1447 Hijri.

September 14, 2025
Mid Ka Mida Saraakiisha Ugu Muhiimsan RSF Oo Lagu Dilay Dagallo Ka Dhacay Sudan.
  • Allposts
  • Warar

Mid Ka Mida Saraakiisha Ugu Muhiimsan RSF Oo Lagu Dilay Dagallo Ka Dhacay Sudan.

September 14, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada