Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Al-Qaacida Oo War Kasoo Saaray Coronavirus Baaqna U Dirtay Reer Galbeedka.
  • Allposts
  • Warar

Al-Qaacida Oo War Kasoo Saaray Coronavirus Baaqna U Dirtay Reer Galbeedka.

April 5, 2020

Mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Mujaahidiinta Al-Qaacida, kaas oo looga hadlayo cudurka Coronavirus ee faraha ba’an ku haya caalamka gaar ahaan wadamada reer galbeedka.

Bayaankan oo ku qornaa luuqadaha Carabiga iyo English-ka, islamarkaana ka kooban 5 page ayaa waxaa ciwaan looga dhigay “ Sida ay Banii Aadamku kaga bixi karaan caloosha Nibiriga” waxaana lagu soo gudbiyay talooyin ku socda Muslimiinta iyo xitaa dadka gaalada ah.

Ugu horeyn waxaa bayaanka lagu sheegay in dhibaatada uu keeney cudurka Coronavirus ay tahay mid ballaaran, islamarkaana uu dhulka la galay dhaqaalihii caalamka, dadkana uu ka dhigay kuwa aan kasoo bixin guryahooda, kurbada iyo murugaduna ay hareysay guud ahaan Caalamka.

Wuxuu bayaanka kasoo baxay hogaanka sare ee Mujaahidiinta Al-Qaacida si gaar ah u xusay in Coronavirus uu burburiyay dhaqaalihii Maraykanka, kaasoo todobaadyo gudahood khasaaray 2 Trillion oo dollar, oo ka dhigan khasaaraha Maraykanka ku gaaray dagaalka labaatan sano jirsaday ee uu kaga jiro wadamada Caalamka Islaamka.

Mujaahidiinta Al-Qaacida waxay bayaankooda uga hadleen iney jirto asbaab keentay in cudurka Coronavirus uu soo gaaro qaar kamid ah wadamada caalamka Islaamka, dadkana looga baahanyahay iney Allaah u towbad keenaan.

“ Waxaa xaq ah inaan dhahno in cudurka Coronavirus uu soo gaaro wadamada Muslimiinta ay sabab u tahay waxaan ku kasbannay gacmaheena, iyo fogaanshaha aan ka fognahay manhajka Allaah ee uu inoo dooray, fujuurka iyo faasiqnimadu waxay gaartay mele fog marka laga hadlayo wadamada muslimiinta, xafadlaha qaawanaanta iyo liidnaantuna waxay gaareen meeshii ugu dahirsaneyd ee ah dhulka Xarameynka” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay hoganaka saree e Mujaahidiinta Al-Qaacida.

Wuxuu bayaanka intaa ku darayaa in qaar kamid ah dhibaatooyinka ay maanta la noolyihiin Muslimiinta ay horey u dhadhamiyeen dadka Mujaahidiinta ah, tusaale xiritaanka masaajidda oo ay ka dhalatay inaan salaadihii Jamaacada la oogin, waxay arintaas horey u heystay Mujaahidiinta, oo hogaamiyaashoodu ay ku adagtahay in masaajidda ay kusoo tukadaan, sababo ku aadan culeesyada amni iyo weerarada uga imaanaya dowladaha Reer galbeedka.

Culimada Muslimiinta iyo Duacaada ayuu bayaanku ugu baaqay iney dadka waaniyaan, kuna xiraan Allaah Cazza wajalla, kuna dhex faafiyaan caqiidada saxan, Jihaadka wadada Allaah, iyo in loo towbad keeno Allaah SWT.

“ Si lamid ah sida aan dadka Muslimiinta ah ugu baaqeyno iney towbad keenaan, Ayaa Mujaahidiinta ku sugan Thuquurta waxaan ugu baaqeynaa iney towbad keenaan, Naftoodana xisaabiyaan, dibna u fiiriyaan howlahooda, oo ay ka towbad keenaan dembiyada ka dhacay” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay hogaanka sare ee Mujaahidiinta Al-Qaacida.

Dhinac kale, wuxuu bayaanku fariin dacwo iyo iney diinta Islaamka soo galaan u diray guud ahaan shucuubta Reer galbeedka ee aan heysan diinta Islaamka, iyadoona loo tusaaleeyey xaqnimada diinta Islaamka.

“ Shucuubta Reer galbeedka, tani waa Awoodda Allaah oo aad ku aragteen martidadan liidata ee noo timid, islamarkaana aan la arkeynin, waxay tani idin tahay fursad kale oo aad uga fakari kartaan xikmadda ku jirta sheygan taagta daran, Allaahna wuxuu idin tusay in muuqaallada awoodeed ee aad ku faaneysaan aaney ka hortagi Karin askariga ugu yar ee kamid ah askarta Allaah Cazza Wajalla” ayaa lagu yiri bayaanka As-Saxaab.

“ U arka cudurkan inuu digniin idin yahay, una soo laabta Fidhradiina iyo Allihiina, Aduunyadu waa mid dhamaaneysa, xisaabta jirta maalinta Qiyaamana waa mid adag. Waxaan halkan si cad idin kugu sheegeynaa inaan aad u jecelnahay inaad nagula bahowdaan Janno uu ballaceedu la egyahay cirka iyo dhulalka. Si lamid ah sida aan ugu bahowney Aduunkan Ayaan u jecelnahay- Allahna uu marqaati nooga yahay- inaan ku midowno nolosha aan dhamaadka lahayn anagoo ku sugan Jannada, sidaas darteed waxaan idin kugu baaqeynaa inaad barataan diinta Islaamka oo aad soo gashaan, gelitaanka diintan waxaad ku heleysaan liibaanta aduunyo iyo tan Aakhrio” ayaa lagu yiri bayaanka.

Bayaankan dacwiga ah ee kasoo baxay hogaanka sare ee Mujaahidiinta Al-Qaaicda ayaa imaanaya iyadoo cudurka Coronavirus uu kusii baahayo caalamka, dowladihii sheegan jiray awoodana ay u taag la’yihiin iney maareyntiisa, sida Maraykanka, waxaana dad badan oo ducaad ah ay sheegayaan in cudurkan uu yahay mid kamid ah ciidamada Allaah, marka loo eego sida uu halakeeyey dadka gaalada ah, sidoo kalena ay muslimiintu la gudboontahay iney Allaah u towbad keenaan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xildhibaan Lagu Dhaawacay Jowhar Iyo Askarta Burundi Oo Qarax Lala Beegsaday.
Next: Weeraro Saf Ah Oo Ka Kala Dhacay Sh/hoose Iyo J/hoose.

Related Stories

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Ramadaan-1447-Hijri

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada