Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Al-qaaciddada Jaziiratul-carab Oo Bogaadisay Weerarkii Kismaayo Mujaahidiintu Kula Beegsadeen Ciidanka Maraykanka.
  • Allposts
  • Warar

Al-qaaciddada Jaziiratul-carab Oo Bogaadisay Weerarkii Kismaayo Mujaahidiintu Kula Beegsadeen Ciidanka Maraykanka.

September 20, 2025

Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa bogaadiyay weerarkii dhawaan magaalada Kismaayo lagula beegsaday ciidamada Mareykanka, iyo toogashadii lagu laayay Yahuudda ee ka dhacday magaalada Al-Qudus.

Mu’assasada Al-Malaaxim oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacidada Jaziiratul Carab ayaa baahisay, bayaan lagu bogaadiyay weeraradii dhawaan ka kala dhacay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo iyo magaalada Al-Qudus, kuwaas oo lagu beegsaday Yahuudda iyo Mareykanka.

Bayaanka ayaa lagu yiri : “Waxaan umaddeena Muslimka ah ugu hambalyeyneynaa howshii ay qabteen geesiyaasheeda Beytul Maqdis, xilli laba kamid ah kamid ah geesiyaashaasi ay magaalada gumeysiga ku jirta ee Al-Qudus dil iyo dhaawac ugu geysteen tiro kamid ah Sahaayinada, Allaahna ay la kulmeen kadib markii ay Yahuudda dhadhansiiyeen wax kamid ah dhibaatada ay ku hayaan ehelkeenna Qazza”

Waxa ay sidoo kale Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul bogaadiyeen, weerarkii dhawaan ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, kaas oo khasaare isugu jira naf iyo maal lagu gaarsiiyay Mareykanka waxaana lagu yiri:

“Waxaan sidoo kale guud ahaan umaddeena, si gaar ah walaalaheenna Soomaaliya ugu hambalyeyneynaa, camaliyaddii nowciga aheyd ee ay ku beegsadeen dhufeyskii Sheydaanka ee xarunta taliska Mareykanka ay ku lahaayeen garoonka Kismaayo, waxaan Allaah uga mahad celineynaa inuu usuura galiyay beegsashada Mareykanka oo ah halbowlaha Sahaayinada, burburinta gaadiidkooda gaashaaman iyo xaruntooda, taas oo ay sii dheer tahay iney dhimasho iyo dhaawac gaarsiiyeen Ameerikaanka, waxaan afadliga Allaah ee weyn kamid ah in uu Mujaahidiintaas u adeegsaday naafeynta mid kamid ah acdaada ugu daran ee ay leedahay umadda Muslimka ah” ayaa la sii raaciyay bayaanka.

Dhawaan ayay aheyd markii camaliyad nowci ah oo ka dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Kusmaayo lala beegsaday, xarun ay ku sugnaayeen saraakiil iyo ciidamo Ameerikaan ah, waxaana howlgalkaas dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaar kamid ah saraakiisha iyo ciidamada Mareykanka, sidoo kale weerarka ka dhacay magaalada barakeysan ee Al-Qudus ayaa lagu dilay 7 kamid a Yahuudda, halka lagu dhaawacay 30 kale.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-03-1447 Hijri.
Next: Daawo Kalimad Uu Sheekh Cali Maxamuud Raage Ka Jeediyay Mucaskarka Sheekh Maxamed Mire.

Related Stories

Xuuthiyiinta Oo Ku Goodisay Weeraro Ka Dhan Ah Masaalixda Yahuudda Ee Waqooyiga Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Xuuthiyiinta Oo Ku Goodisay Weeraro Ka Dhan Ah Masaalixda Yahuudda Ee Waqooyiga Somalia.

January 17, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 28-07-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 28-07-1447-Hijri.

January 17, 2026
Mujaahidiinta Oo Weeraro Ku Beegsaday Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Banaadir Iyo NFD.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Weeraro Ku Beegsaday Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Banaadir Iyo NFD.

January 17, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada