Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Al-Shabaab Oo Go’doomisay Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho.[WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

Al-Shabaab Oo Go’doomisay Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho.[WARBIXIN]

May 31, 2025

Warbixin ciwaan looga dhigay “ Go’doominta Al-Shabaab ee magaalada Muqdisho” ayaa daaha ka rogtay, in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay qaadatay istiratiijiyad halis badan, oo ka dhigan burburka kooxda uu hoggaamiyo Gurguurte iyo in magaalada caasimadda ah ay si fudud ula wareegto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Warbixintan oo lagu baahiyay kanaal Youtube ah oo lagu magacaabo War-fronts kana faallooda arimaha dagaallada, ayaa sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay qarka u saarantahay inay go’doomiso magaalada Muqdisho, lagana yaabo in waqtiyada nasoo aadan ay si fudud kula wareegto caasimadda.

Warbixinta waxaa lagu yiri: “ Dowladda Soomaaliya ee caankana ku ah fashilka dhinacyada badan leh, ayaa qarka u saaran iney burburto, xaalkeedana maahan mid aad loogala socdo dunida, Xarakada Jihaadiga ah ee Al-Shabaab ayaana tan iyo bilowgii sanadkan 2025-ka waxay u muuqataa mid ku guuleysaneysa dagaalka”.

Iyadoo sii socota waxay warbixintu sheegtay in bilihii lasoo dhaafay ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab qaaday silislado weeraro abaabulan, oo ka dhacaya koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo ay ku xaqiijisay guulo muhiim ah, lagana yaabo in dagaalkeeda uu ka dhasho iney si fudud kula wareegto magaalada Muqdisho.

Sida warbixinta lagu sheegay, kooxda ridada ayaa sanadkii 2022-ka, waxay ku dhawaaqday dulaan milliteri oo ka dhan ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo taageero ka heleysa ciidamada saliibiyiinta ah iyo dowladdaha ridada ah ee kala duwan iyo diyaaradohooda dagaalka, laakiin duullaankaas kuma guuleysan wayna ku fashilantay, wax welibana waxay u muuqdaan kuwa dib isku soo celiyay, sida warbixinta lagu sheegay.

“ Istiraatiijiaydda dagaal ee Dowladda ayaa gebi ahaanba burburtay bishii Febraayo sanadkan 2025-ka, kadib markii Xarakada Al-Shabaab soo qaaday weerar hillaaca oo kale ah, iyadoo adeegsaneysa xeelado milliteri oo ay kamid tahay weerarada tooska ah, iyo qaraxyada gawaarida lagu soo raro” ayaa lagu yiri warbixinta uu baahiyay kanaalka War Fronts.

Mid kamid ah weeraradii ugu saameynta badnaa ee ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab fuliso waa weerarkii Aadan Yabaal ee dhacay bishii April, kaasoo ay warbixintu ku tilmaamtay inuu ahaa mid cagta lagu mariyay kumanaan askari oo katirsan maleeshiyaadka kooxda ridada, laguna jaray wadadii xiriirineysay Muqdisho iyo furimaha Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.

“ Hadda Muqdisho waa mid dhinac walba laga fadhiyo wadooyinka soo gala, Al-Shabaab waxay adeegsanayaan istiraatiijiyad aan degdeg ku saleysaneyn hase ahaate halis badan, iyagoo Muqdisho u joogteeyay weerarada duqeymaha ah iyo qaraxyada” ayay leedahay warbixinta cusub.

Sida ay warbixintu tilmaameyso, Xarakada Mujaahiinta Al-Shabaab waxay si xeelad iyo feejignaan leh u fulineysaa istiraajiyadeeda, hada waxay billowday iney beegsato xarumaha ciidamada lagu diiwaan geliyo, duqeymaha waxay ku beegsanayaan xarumaha Muhiimka ah ee Muqdisho, kolonyadii madaxweynaha ayaa weerar lala beegsaday.

Dhinaca Maleeshiyaadka kooxda ridada ayay warbixintu tilmaameysaa iney gebi ahaanba burbureen, sababo ku aadan musuqmaasuqa ku dhex baahay iyo iyagoo aan heysanin maalgelin rasmi ah, waxayna ku tilmaamtay inaaney xitaa awoodin iney dib ugu laabtaan goobihii lagala wareegay ee muhiimka ahaa.

“ Go’doominta Muqdisho waxay sababtay burbur wadareed ah oo xaga nafsiga ah oo gaaray ciidanka, sababo ku aadan ciidamada iyo masuuliyiinta oo kasoo firxaday furimaha, waxay Dowladda mareysaa halkii ugu hooseysay niyad jabka intii ay jirtay, ciidanka badankoodna waxay dagaalka ka door bidayaan iney dalka dibadiisa u baxsadaan oo ay tahriibaan ayay leedahay warbixinta uu baahiyay kanaalka War Fronts.

Dhinaca dowladaha saliibiyiinta ah ee qeybta ka ah duullaanka saliibiga ah ee lagu soo qaaday Soomaaliya, waxay warbixintu tilmaameysaa iney u jeedaan xaaladda iney ku socoto si aan u wanaagsaneyn kooxda ridada, laakiin waxay ka badin la’yihiin inta ay xilligan qabteen oo ay kamid tahay duqeymaha, “ inkastoo dowlad weliba is dib dhigeyso, hadana majirto cid ku faraxsan in wixii Kaabul ka dhacay markale la arko” ayay leedahay warbixinta.

Marka laga hadlayo siinaariyoohaatka la filayo waxaa kamid ah sida ay warbixintu tilmaameyso, iney guuleysato istiraatiijiyadda Al-Shabaab ee la xiriirta in Muqdisho gudaha laga furfuro, taasina ay keeneyso in si fudud oo dhibyar ay Al-Shabaab u galaan albaabada Muqdisho.

Warbixintan lagu baahiyay kanaalka War Fronts ee ka faallooda arimaha dagaallada iyo dalalka ay colaaduhu ka jiraan oo ku baxeysay luqada Inglishka ayaa ku biireysa, warbixinno kala duwan oo waayadii lasoo dhaafay baahinayeen warbaahinta reer galbeedka iyo kuwa gobolka, kuwaasoo dhamaantooda isku raacay suurtogalnimada in mardhow la arko iyadoo Muqdisho ay ka talineyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Xigasho Radio Al-furqaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -04-12-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-12-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -30-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -30-07-1447 Hijri.

January 19, 2026
Xabaal-wadareedyo Lagu Duugay Tahriibeyaal Afrikaan Ah Oo Laga Helay Liibiya.
  • Allposts
  • Warar

Xabaal-wadareedyo Lagu Duugay Tahriibeyaal Afrikaan Ah Oo Laga Helay Liibiya.

January 19, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-07-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-07-1447-Hijri.

January 19, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada