Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Al-zallaqa Oo Filim Kasoo Saartay Weerarkii Juura Ee Askarta Badan Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Al-zallaqa Oo Filim Kasoo Saartay Weerarkii Juura Ee Askarta Badan Lagu Dilay.

May 31, 2025

Mu’assasada Al-zallaqah, garabka warbaahineed ee mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa faafisay muuqaal xiiso badan oo la fiirsan karo inka badan 23 daqiiqo, kaasi oo soo bandhigaya mid ka mida weerarada cagmarinta ah ee lagu soo afjaray saldhigyada ciidanka Riddada Maali.

Weerarka uu soo bandhigayo filimkan oo ahaa mid xooggan ayaa beegsaday xerada ciidanka Riddada Maali ay ku lahaayeen deegaanka Juura ee ka tirsan gobolka Mobti, halkaas oo lagu dilay ugu yaraan 40 askari, sidoo kalena lagu soo qaniimeystay hub, gaadiid dagaal iyo agabyo kale, halka sidoo kale lagu gubay gaadiid cadowgu ka carareen iyo guud ahaan xeradii cagta la mariyay.

Muuqaalka la faafiyay ayaa ugu horrayn soo bandhigaya diyaar-garowga ay ka hor dagaalka sameynayaan ciidamada mujaahidiinta, waxayna intaasi ka dib iyaga oo ku qalabaysan noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan u jiheysanayaan xerada Jura, halkaas oo ay cagta ku marinayaan ciidamo badan oo murtadiin ah.

Cameradda Al-zallaqah ayaa soo qabanaysa taqadumuka ciidamada mujaahidiinta iyo halaagga aadka u daran ee loo gaysanayo caskarka Ridada, rucbiga iyo argagaxa ku dhacaya murtadiinta Maali ayay xerada dusheeda ka duubayaan mujaahidiinta, maydadka ayaa daadsan xerada cagta la mariyay iyo dhulka furan ee kuyaal xerada bannaankeeda, halkaas oo lagu baacsaday haraadiga cadowga, maydadkoodana halkaas la dhigay.

Al-zallaqah waxay gabagabadii soo bandhigaysaa qanaa’imta kala duwan ee ay ciidamada mujaahidiintu kusoo furteen weerarkan xasminta ah ee lagu soo afjaray ciidamo ka tirsan murtadiinta Maali.

Filimka Ay Soo Saartay Mu’assasada Al-zallaqah kasoo daawo barteenna Telegram-ka.

https://t.me/+tAMlwk4-uOg1NDc0

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-12-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-12-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -30-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -30-07-1447 Hijri.

January 19, 2026
Xabaal-wadareedyo Lagu Duugay Tahriibeyaal Afrikaan Ah Oo Laga Helay Liibiya.
  • Allposts
  • Warar

Xabaal-wadareedyo Lagu Duugay Tahriibeyaal Afrikaan Ah Oo Laga Helay Liibiya.

January 19, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-07-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-07-1447-Hijri.

January 19, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada