Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Allaah Ha U Naxariisto Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Geeriyooday.
  • Allposts
  • Warar

Allaah Ha U Naxariisto Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Geeriyooday.

July 12, 2022

Rabbi ha unaxariistee waxaa maanta gelinkii dambe gobolka Jubbda dhexe ku geeriyooday mid kamida culimada Soomaaliyeed ee caanka ah.

Sheekh Nuur Macallim C/Raxmaan oo maalmahan xanuunsanaa ayaa geeriyooday sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamid ah ehelkiisa.

Wiil uu dhalay Sheekha ayaa xaqiijiyay in Aabihiis oo sheekh Nuur ah uu geeriyooday isagoo dadkii la joogay utafsiirayay Suurtul Casri.

Wuxuu ku dhintay Isbitaalka guud ee degmada Bu’aale halkaas oo lagula tacaalayay xanuunkii hayay.

Sheekh Nuur ayaa muddo ku siman isbuuc laxanuunsanaa cudurka Sokorta balse maanta ayuu bareesharku ka dhacay kadibna waa geeriyooday.

Sanadadii lasoo dhaafay ayuu Kitaabo ka akhrin jiray magaalooyin katirsan gobolka Sh/dhexe, wuxuu ahaa Caalim kamid ah culimada Rabaaniyiinta.

Wuxuu ahaa Sheekh aan xaqqa qarin oo dadka ku boorin ku jiray barashada Shareecada Islaamka iyo ku dhaqankeeda.

إنا لله وإنا إليه راجعون

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].
Next: Dhageyso Hogaanka Sare Ee Mujaahidiinta Oo Ka Tacziyeeyay Geerida Sheekh Nuur Mucalim C/raxmaan.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -15-11-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -15-11-1446-Hijri.

May 13, 2025
Weerar Askari Lagu Soo Qabtay Oo Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Yasooman. Waa sawirka Askari Hore Oo Lagu Qabtay Weerarkii Warta-dibisamatar.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askari Lagu Soo Qabtay Oo Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Yasooman.

May 13, 2025
Daawo Muuqaalka: Muddo Bil Ah Kaddib Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Aboorrey?.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka: Muddo Bil Ah Kaddib Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Aboorrey?.

May 13, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)

May 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)

May 8, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 4aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 4aad)

May 6, 2025

Sawirro

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada