Qarax culus waxa uu ka dhacay deegaan ka tirsan Wilaayada Aruzjan oo dhacda bartamaha dalka Afghanistan kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Qaraxan waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayey Imaaradu ku xaqiijisay in qaraxa lagu burburiyay gaari gaashaaman laguna dilay Lix askari oo ah Saliibiyiinta Mareykanka.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli Maalmo ka hor ciidamada difaaca Cirka Imaarada Islaamiga Afghanistan ay deegaan ka tirsan Wilaayada Baktika oo dhacda Bariga dalkaasi kusoo rideen diyaarad Eelcobtar ah oo ay laheed dowladda Saliibiyadda Mareykanka waxeyna howlgalkaas ku dileen Afar askari oo American ah.
Calamada.com