Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askar Fara Badan Oo Lagu Dilay Camaliyad Istish-haadiyo Ah.
  • Allposts
  • Warar

Askar Fara Badan Oo Lagu Dilay Camaliyad Istish-haadiyo Ah.

November 13, 2018

Wararka ka imaanaya dalka  Maali oo ka mid ah wadamada dhaca galbeedka qaarada Africa  ayaa sheegaya in Camaliyad Istish-haadiyo ah lala beegsaday Saldhig military oo ay lahaayeen dowladaha Ingiriiska Jarmalka iyo Canada, oo ku yaala bartamaha Magaalada Gaaw ee dhacda woqooyiga wadanka.

War rasmi ah oo kasoo baxay Jamaacada Nusratul Islam Wal Muslimin ee ka dagalanta wadanka Maali ahna Mujaahidiin taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah  ayaa lagu sheegay in walaal Mujaahid ah uu gaari lagasoo buuxiyey walxaha Qarxa ku weeraray Saldhiga, isagona ka talaabay Albaabka hore oo gaariga ku qarxiyey bartamaha Saldhiga, inkastoo aysan faahfaahin ka bixin khasaaraha ka dhashay weerarkan halyeynimo.

Walaalka fuliyey Camaliyada Istish-haadiga ah ayay tilmaantay inuu katirsanaa guutada Istish-haadiyinta ee Mujahidinta Jamacada Nusratul Islam Wal Muslimin,
magaciisana waxa ay ku sheegtay Usaama Al Ansaari, Allah aka aqbale Shahaadadiisa.

Warbaahinta caalamiga ah ayaa sheegaysa in weerarkan uu beegsaday Shirkad Murtaziqa ah oo heshiis Miino baaris ah kula jirtay hey’ad gaaleedka Qaramada Midoobe, ayna ku dhinteen ugu yaraan 3 qof, kuwa kalena ay ku dhawacmeen.

Askarta Murtaziqada ah ee la beegsaday ayay wararku tilmaamayaan inay ku mashqulsanaayeen, howlo mina baaris ah oo ay ka wadeen afaafka hore ee saldhigooda oo kuyaala xaafada 8aad ee magaalada Gaaw, gaar ah meel ku dhow dariiqa loo yaqaan wabaariya, sida lagasoo xigtay wazaarada Amniga xukumada Mali.

Ilaa hada ma cada wadamada ay ukala dhasheen 3 qof ee lagu dilay weerarkan, iyo kuwa dhaawaca ah ee qeybta ahaa askarta saliibiyinta ee duulaanka ku jooga wadanka Maali, waxaana loo badinayaa inay u dhashen midka mid ah 3 dowladood ee saldhigan sida wadajirka ah u degan, kuwaas oo kala ah wadamada ingiriiska, Jarmalka iyo dowlada Canada.

Wadanka Maali waxaa ku sugan ciidamo fara badan oo ka socda dowladaha salibiyinta caalamka, halkaasna waxa ay ka wadaan howl galo islaam la dirir ah oo ka dhan ah dadka musliminta ah ee wadankan ku dhaqan iyo Mujaahidinta Jamacada Nusratul Islam Wal Muslim oo ah faraca Alqaacida ee wadamada dhaca saxaraha iyo Saaxilka Africa, oo dagal adag kula jirto saliibiyinta soo duulay.

Magaalada Gawa ee hada uu weerarku ka dhacay waxaa ku yaala saldhig laga hago diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo ay leedahay dowlada Jarmalka, Saldhig wadajir ah oo ay degan yihin ciidamo ka socda Jarmalka, Ingiriiska iyo Canada, Saldhig ay leeyihiin ciidamo kakala socda wadamada Faransiiska iyo Luthiania, kuwaas oo si joogta ah duqeyn iyo weeraro habeen dheelmad ahba uga fuliya bariga wadanka Mali, iyagoo ka duulaya Saldhigyadooda magaalada Gaaw.

Dowlada faransiiska ayaa hogaamineyso xamla gaaleedka lagu qaaday wadanka Maalin, waxa ayna halkaas ka wadaa howl gal loogu magac daray Barkhan, inkastoo joogitaankeeda wadankan uu soo socday tan iyo sanadki 2013ka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Deeqow Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
Next: Muqaawamada Filastiin iyo Yahuudda Oo Is Dhaafsaday Duqeymo Xoogan, Iyo Xaalad Dagaal Oo Ka Taagan Jiidda Qazza.

Related Stories

Howlgalka Godka Jilicow Oo Baajiyay Kulan Ka Dhici Lahaa Tiyaatarka Oo Uu Xamse Ka Qayb-geli Lahaa.
  • Allposts
  • Warar

Howlgalka Godka Jilicow Oo Baajiyay Kulan Ka Dhici Lahaa Tiyaatarka Oo Uu Xamse Ka Qayb-geli Lahaa.

October 4, 2025
Dhagayso Maxbuus Muslim Ah Oo Ka Barbar Dagaalamaya Mujaahidiinta Weerartay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Maxbuus Muslim Ah Oo Ka Barbar Dagaalamaya Mujaahidiinta Weerartay Muqdisho.

October 4, 2025
Dhagayso Mid Ka Mid Ah Inghimaasiyiinta Oo Xaqiijiyay Inay Maxaabiis Kasii Daayeen Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Mid Ka Mid Ah Inghimaasiyiinta Oo Xaqiijiyay Inay Maxaabiis Kasii Daayeen Godka Jilicoow.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada