Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Baay, waxay maanta qarax culus oo jugtiisa laga maqlay meelo fog ka fuliyeen gudaha degmada Qansaxdheere, kaasi oo lala eegtay saldhig ciidamada kuffaarta Itoobiya ay ku leeyihiin gudaha degmadaasi.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis sidii loogu-talagalay u beegsaday saliibiyiinta xabashida Itoobiya ee xerada ku sugnaa, waxaana inta la xaqiijiyay howlgalkaasi lagu dilay ugu yaraan 3 askari oo saliibiyiin Itoobiyaan ah, halka mid kalena uu ku dhaawacmay.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay howlgal kale oo qarax ah ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba, waxaana qaraxaasi lala beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo Roondo ku jiray, khasaare ayaana gaaray.