Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askar Iyo Sarkaal Ciidan Oo Lagu Khaarajiyay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Askar Iyo Sarkaal Ciidan Oo Lagu Khaarajiyay Sh/hoose.

March 27, 2024

Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab, waxay maanta weerar qorsheysan oo kamiin ah u dhigeen maleeshiyo ka tirsan murtadiinta, kuwaas oo kasoo baxay degmada Jannaale kuna sii jeeday deegaanka Buufow ee wilaayada Sh/hoose.

Weerarkan jidgalka ah waxaa inta la xaqiijiyay lagu dilay hal askari oo murtad ah waxayna ciidamada mujaahidiintu kusoo qaniimeysteen hal qori oo Ak47 ah iyo booshkiisa, hal mootana waa lagu gubay,

Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta qarax xooggan la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa suuqa xoolaha ee degmada Buulo-mareer, waxaana qaraxaasi lagu dilay hal murtad oo ahaa sarkaal laguna magacaabi jiray Jamaal Ilyaas, waxaa sidoo kale qaraxaasi ku dhaawacmay laba askari oo murtadiin ah.

Dhanka Bakool, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta weerar qorsheysan ku qaadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid, waxaa weerarkaasi lagu dhaawacay laba xubnood oo murtadiin ah oo mid sarkaal ciidan yahay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Darsiga 16-aad Ee Kitaabka Akhlaaqul-culamaa Iyo Sheekh Cazaam.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-09-1445 Hijri.

Related Stories

Bulshada Soomaaliyeed Oo Si Weyn Uga Carootay Aflagaaddo Uu Gurguurte Kula Kacay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
  • Allposts
  • Warar

Bulshada Soomaaliyeed Oo Si Weyn Uga Carootay Aflagaaddo Uu Gurguurte Kula Kacay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

September 22, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-04-1447-Hijri.

September 22, 2025
Dowladda Kenya Oo Ka Qayla-dhaamisay Awoodda Ciidan Ee Shabaabul Mujaahidiin.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Kenya Oo Ka Qayla-dhaamisay Awoodda Ciidan Ee Shabaabul Mujaahidiin.

September 22, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada