Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay saacadihii lasoo dhaafay weerareen fariisin ciidan oo maleeshiyada Riddada ay ku leeyihiin deegaanka Yoontooy ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo, waxaana weerarkaasi inta la xaqiijiyay lagu dilay hal askari oo murtad ah, halka lagu dhaawacay laba kale.
Isla Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta agagaarka deegaanka Gandarshe ee dhaca wadada xeebta ah ee isku xirta magaalooyinka Marka iyo Muqdisho ilaa labo qarax kula beegsadeen askar lug ah oo ah maleeshiyaadka Riddada, waxaana jirta khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo maleeshiyada Riddada lagu gaarsiiyay qaraxyadaas.
Dhanka Hiiraab, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta oo ku sugnaa gudaha magaalada Baladweyne, waxaana murtadkaasi laga furtay qorigii uu sitay.
Sidoo kale qarax ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne, kaasi oo lala eegtay fariisin ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyada Riddada, waxaana jira khasaare soo gaaray murtadiinta.