Waxaa sii kordhaya khasaaraha maamul gobaleedka isku magacaabay koonfur galbeed lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay gudaha degmada Waajir ee wilaayada Baay iyo Bakool.
Weerarka oo ahaa qarax waxa uu ka dhacay goob ay isugu yimaadaan maleeshiyaatka maamulka ashahaado la dirirka ah ee koonfur galbeed.
Qaraxa ayaa sababay dhimashada saddex askari murtadiin ah iyo dhaawaca hal askari oo isla maleeshiyaatka ah.
Qaraxa ka dhacay degmada Waajid waxa uu kusoo aadayaa xilli kamiin iyo qarax ka kala dhacay degmooyinka Baydhabo iyo Jannaale ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen Lix askari oo Murtadiin ah.
Calamada.com