Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askar Lagu Dilay Xamar Iyo Madaafiic Lagu Garaacay Kismaayo Iyo Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Askar Lagu Dilay Xamar Iyo Madaafiic Lagu Garaacay Kismaayo Iyo Buulo-mareer.

September 28, 2024

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxay howlgal barakaysan oo isugu jira dagaal toos ah iyo mid qarax ah la beegsadeen isbaaro maleeshiyada Riddada u tiilay halka loo yaqaan buurta Cali Godey oo ka tirsan xaafadda Xoosh degmada Dharkenley.

Howlgalkan barakaysan waxay Allaah fadligiis ciidamada mujaahidiintu ku dileen sadex askari oo murtadiin ah waxay sidoo kale soo qaniimeysteen qori AK47 ah iyo booshkiisa.

Dhanka Sh/hoose, waxay ciidanka mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay howlgal madaafiic ah ku qaadeen xerada ciidanka kuffaarta Afrikaanta ee degmada Buulo-mareer, madaafiicdu waxay ku dhaceen gudaha xerada, waxaana uu dab ka kacay xerada.

Sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay waxay ciidamada mujaahidiintu weerar xooggan ku qaadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa meel u dhow deegaanka No/50, laba askari oo Riddada ka tirsan ayaa ku dhaawacmay weerarkaasi.

Dhanka Jubbada hoose, waxay ciidamada mujaahdiiintu madaafiic xoogan ku garaaceen Airport-ka magaalada Kismaayo, halkaasi oo saldhig u ah ciidamada saliibiyiinta Mareykanka, Kenya iyo maleeshiyaadka murtadiinta, waxayna madaafiicda ku wada dhaceen gudaha garoonkaasi.

Dhanka Mandheera, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Kenya ee deegaanka Dhamase ee gobolka Mandheera oo ka mid ah dhulalka muslimiinta ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, deegaankaasi waxaa ka dhacay dagaal culus, khasaare saliibiyiinta gaaray ayaana jira.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 25-03-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -25-03-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-08-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-08-1447-Hijri

January 21, 2026
Dhagayso Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Ku Faahfaahiyay Duullaankii Kudhaa.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Ku Faahfaahiyay Duullaankii Kudhaa.

January 21, 2026
Maktabka Siyaasadda iyo Wilaayaatka Mujaahidiinta Oo Ku Dhawaaqay Guddiga Gurmadka Abaaraha (Bayaan).
  • Allposts
  • Warar

Maktabka Siyaasadda iyo Wilaayaatka Mujaahidiinta Oo Ku Dhawaaqay Guddiga Gurmadka Abaaraha (Bayaan).

January 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada