Wararka ka imaanaya Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha Dalka Somalia waxey sheegayaan in duleedyada Degmooyinka Maxaas Iyo Jalalaqsi ay ka kala dhaceen Weeraro kala duwan.
Dhanka Duleedka Degmada Jalalaqsi waxey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Weerar la beegsadeen Gaari Maleeshiyaatka Murtadiinta Hirshabeelle Maandooriyaha Qaadka ku siteen, Iyadoo weerarkan faahfaahin laga helayo.
Inta la xaqiijiyay Labo askari oo ka tirsan Maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka Hirshabeelle ayaa lagu dilay weerarka waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta Gubeen Gaarigii ay Qaadka ku siteen Murtadiinta.
Dhanka Duleedka Degmada Maxaas ee isla Wilaayada Hiiraan waxey Ciidamada Mujaahidiinta weerar ku qaadeen Maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta oo Gaari Shacab ku baaranayay duleedka Degmadaasi.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgalkan ku dilay Hal askari oo Murtadiinta ah, Waxeyna Mujaahidiinta soo badbaadiyeen Gaariga iyo Dadkii Lasocday iyo Sidoo kale Hantidii Saarneed Gaarigaasi.
Calamada.com
Ka ilaasha shacabkoo
Shabaabow kadaafaca
Shayaadiin ridawdiiyo
Shaqaalaha nasaarada