Wararka ka imaanaya Wilaayada Mudug ee Bartamaha Dalka Somalia waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah Gobalkaasi uu ka dhacay dil loo geystay askari ka tirsan Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka.
Dilkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay degmada Hobyo waxaa dilkan loo geystay Askari ka tirsan Maleeshiyaatka Milatariga Dowladda Ridada gaar ahaan kuwa ka howlgala deegaanada uu ka arimiyo maamulka Gaala raaca isku magacaabay Galmudug.
Askariga Murtadka ah ee la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cali Geedi, Waxaa askarigaasi si bareer ah u dishay Qorigiisana ku dishay Haweeney la sheegay iney Xaaskiisa aheed.
Dilalka Noocaan oo kale ah ayaa joogta ka ah gudaha Sraaakiisha iyo Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka, Iyadoo dhowr jeer Saraakiil iyo askar ay si bareer ah u dileen Xaasaskoodii.
Calamada.com
In shabaab ku seef yahay kufriga lagu kawaamaayo
Kaymaha inay ugu gashiyo kaalinkiyo ceesha
Kaar iyo xanuun inay badeen koofur lagu riiqay
Kuukuuyo inay waalatiyo kalab yugaandhiisa
Murtadiinta kafan naar u xiri koofur laga sheegyey
Kafaraba cadaan iyo madaw inay kurboonayso
In kadeed Ilaahay badioo kibirki beenoobay
Kob lajooga maahiyo inay kacadu yeersyso
Katiibada nabhaan iyo mukhtuur inay kawaamayso
Kudhaa iyo gediyo waamo iyo koifur laga sheegye
Kalyo inaan islaam lagu dhamayn maru kifaaxaayo
Kafaraba an ka adqg nahay koofur laga sheegyey