Rag hubeysan oo ka tirsan Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey dil qorsheysan ka fuliyeen agagaarka Daarta Seybiyaano ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.
Howlgalkan waxey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku dileen Askari ka tirsan Maleeshiyaatka Bangarafta ee sida gaarka ah ay u tababaratay Dowladda Saliibiyadda Mareykanka.
Murtadkan lagu dilay Magaalada Muqdisho ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Sheekh Aadan Waxa uuna Sanado ka hor askariga Qof Muslim ah ku dilay gudaha Degmada Tiyeeglow oo ka tirsan Wilaayada Baay iyo Bakool.
Dhanka kale Sarkaal Miino Baara ah iyo askar ka tirsan Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qarax lagula beegsaday Gudaha Degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada Hoose.
Calamada.com