Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Baadariga Kaniisadda Ugu Wayn Kiristanka Oo Halaagsamay Iyo ‘Somaliland’ Oo Ka Murugootay.
  • Allposts
  • Warar

Baadariga Kaniisadda Ugu Wayn Kiristanka Oo Halaagsamay Iyo ‘Somaliland’ Oo Ka Murugootay.

April 21, 2025

Francis, oo ahaa Baadarigii ugu weynaa ee kiristanka aduunkana ahaan kii ugu horreeyay ee kasoo jeeda Laatiin Ameerika ee taariikhda Kaniisadda Katooliga ee Rooma, ayaa halaagsamay isagoo 88 jir ah, sida uu ku dhawaaqay Vatican-ka Isniintii.

Nin lagu magacaabo Kardinaal Kevin Farrell ayaa ka sheegay telefishinka Vatican-ka in Pope-ka uu geeriyooday 7:35 subaxnimo, isagoo yiri: “waxaan si murugo leh idinla wadaagayaa in Baadarigeennii, Francis, uu saakay geeriyooday.”

Baadarigan ayaa dhowaan kasoo baxay cisbitaal uu ku jiray muddo 38 maalmood ah, halkaas oo lagu daweynayay caabuq daran oo sambabada ah. sida ay sheegtay warbaahinta Reuters.

Xogta ayaa sidoo kale tibaaxaysa in maalin ka hor geeridiisa, uu kasoo soo muuqday fagaaraha St. Peter’s isagoo salaamayay kumannaan dad ah oo u dabaaldegayay ciid-gaalleed lagu magacaabo Iister.

Pope Francis, oo magaciisa dhabta ah yahay Jooorje Maariyo bergoogliyo, ayaa bishii Maarso 2013 noqday hoggaamiyaha ugu sarreeya ee Kaniisadda Katooliga, isagoo kasoo jeeda magaalada buenos ayris ee dalka Argentina. Waxaanu ahaa Baadarigii ugu horreeyay ee Maraykan ah.

Saacado kaddib markii uu halaagsamay baadariga gaalada adduunka ayuu mid ka mida maamullada dabadhilifyada Soomaaliya si yaab leh uga hadlay arrinkaas isagoo muujiyay gacaltooyada ka dhaxeysa.

Wasiirka Arrimaha dibadda maamulka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland ayaa bartiisa X, kusoo qoray dhambaal tacsiya oo ku aaddan dhimashada baadariga Pope Francis, oo uu xusay inay aad uga murugoodeen.

“Waxaan si qoto dheer uga murugoonnay markii aan maqalnay geerida Pope Francis…” ayuu yiri murtad C/Raxmaan Daahir Bakaal.

Wuxuu sidoo kale dhambaalkiisa tacsida ah ku yiri “Waxaan u direynaa duco iyo tacsi tiiraanyo leh Kaniisadda Roman Catholic iyo bulshada Katooliga ee caalamka oo dhan”

Sidoo kale wasiirku waxa uu ka dhawaajiyey inay sii amba-qaadi doonaan, isla markaana ay fulin doonaan dhaqan-gelinta dhaxalkii uu ka tagay baadarigani. Isagoo xusay inuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan.

“Dhaxalka Pope Francis ee ku dhisan adeega iyo u heellanaanta bani’aadannimada wuxuu sii ahaan doonaa hagaha iyo dhiirrigelinta aan ku soconno.” Ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Somaliland.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-10-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-10-1446 Hijri.

Related Stories

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri

March 3, 2026
Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada