Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Banaan Baxyo Waaweyn Oo Ka Socda Dalka Pakistaan.
  • Allposts
  • Warar

Banaan Baxyo Waaweyn Oo Ka Socda Dalka Pakistaan.

November 26, 2017

Waxaa maalmo xiriir ah dalka Pakistaan ka socoda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan dadka Muslimiinta ah, kaas oo oo looga soo horjeedo dowladda dalkaas ka arimisa, oo aflagaado iyo meel ka dhac ku sameysay Nabigeena Muxamed SCW.

Banaanbaxyada ugu badan waxay ka socodaan magaalada caasimadda ah ee Islam-Abad, waxaana ka qeyb galaya kumanaan ruux, kuwaas oo kasoo horjeedo wasiiirka cadaaladda ee xukuumadda Pakistaan oo shaki geliyay in Nabi Muxamed SCW uu yahay nabigii ugu dambeeyey ee Alle uu soo diro.

Dadku waxay dalbanayaan in wasiirkaas meesha laga saaro, islamarkaana wuxuu mudanyahay la marsiiyo.

Ciidamada Booliiska iyo kuwa la dagaalanka amni darada ayaa ku guul dareystay iney kala eryaan dadka banaanbaxyada  dhigaya, waxaana wakaaladda wararka ee Reuters ay soo warineysaa in hal Askari oo Booliis ah la dilay, iyadoo 145 Ruux oo kalena ay dhaawacyo soo gaareen.

Booliisku waxay u taag la’yihiin kala eryinta dadka, waxayna noqdeen kuwa gacan ku gambad ah oo la kulmaya iska caabin uga imaaneysa dadka banaan baxyada dhigaya.

Dowladda Pakistaan ayaa milliteriga waxay ka codsatay iney soo fargeliyaan arinta, oo ay ka qeyb qaataan kala eryinta dadka dibad baxyada dhigaya.

Wasiirka Cadaaladda xukuumada Islam-Abad ayaa isagoo raalli gelinaya qowmiyad lagu magacaabo Qaadiyaani oo aan Islaam ahayn, kuna nool dalka Pakistaan ayaa wuxuu doonayaa in dastuurka dalkaas laga saaro qodob qeexaya in Nabi Muxamed SCW uu yahay rasuulkii ugu dambeeyey ee dhanka Alle laga soo diro, waana mida keentay carada dadka muslimiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 14-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.
Next: Wararkii Ugu Dambeeyay Iska Hor,imaadka Sanca.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri

March 11, 2026
Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada