Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Bulshada Soomaaliyeed Oo Soo Dhaweysay Kalimaddii Sheekh Cali Maxamuud Raage.
  • Allposts
  • Warar

Bulshada Soomaaliyeed Oo Soo Dhaweysay Kalimaddii Sheekh Cali Maxamuud Raage.

September 23, 2025

Bulshadda Soomaaliyeed ayaa si weyn ugu diirsatay khudabdii uu dhawaan jeediyey afhyeenka Xarkada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage, taas oo uu kaga hadlay dhul-boobka baaxadda leh ee Kooxda hororka ah ee Murtad Gurguurte ay ka wadaan magaalo-madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.

Tan iyo maalintii khudbaddaasi la baahiyey waxaa qabsatay baraha lagu wada xiriiro ee Internet-ka kalimadda Sheekha, taas oo shacabka Soomaaliyeed ay si weyn usoo dhaweeyeen, isla markaana ay kusii faafiyeen qaybaha kala duwan ee baraha bulshadda, gaar ahaan qaybta ka hadlaysa dhul-boobka, oo dad ka badan 2 milyan oo ruux ay ka daawadeen Facebook, Tiktok iyo Twitter. Waxaanay tallaabadani cabsi xooggan ku abuurtay guud ahaan Kooxda Riddada Soomaaliya.

Murtad Maxamed Cali Cumar oo ku magac-dheer [Caana-nuug], xubinna ka ah golaha dawaaqiidda ee baarlamaanka Kooxda Villa Soomaaliya, oo sheegay inuu dhagaystay Kalimadda Sheekha ayaa shaaca ka qaaday in shacabka Soomaaliyeed ay la jiraan taageero buuxdana u hayaan Mujaahidiinta Al-Shabaab, arrintaasi oo werwer iyo walaac xooggan uu ka muujiyey.

Dulmiga iyo dhul-boobka xarkaha goostay ee Xasan Sheekh iyo kooxdiisu ay ka wadaan magaalda Muqdisho ayuu sidoo kale murtadkani ka sanqariyey in aan lagu sii jiri doonin, balse la arki doono Shacabka Banaadir iyo Mujaahidiinta Al-Shabaab oo is-garabsanaya oo si wada-jir ah ula dagaallamaya, kana dhiidhiyey dulmigaasi.

Maalmo ka hor ayay markii Afhayeenka Mujaahidiinta, Sheekh Cali Maxamuud Raage, isagoo ka hadlaya munaasibad ay ku qalin-jabiyeen cutubyo ka tirsan geesiyada tawxiidka, uu wacad ku maray in mujaahidiintu aanay marnaba cafin doonin cidkasta oo ku lug-yeelata dulmigaasi, isla markaana qofkasta oo la dulmiyey uu ku ciil-bixi doono maxkamadda Shareecada Islaamka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-04-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-04-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-09-1447-Hijri

March 7, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Taxane Muxaadaraad Ah Oo Uu Jeedinayo Sheekh Dul-yadeyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Taxane Muxaadaraad Ah Oo Uu Jeedinayo Sheekh Dul-yadeyn.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-09-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-09-1447 Hijri.

March 7, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada